Wararka Nagasoo gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu Ku Qarxay Agagaarka tallaada Daljirka Dahsoon.

Qaraxan ayaa  ayaa si weyn looga maqlayey qeybo badan oo kamida magaalada Muqdisho sida ay Wararku sheegayaan, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay lagu arkayaa uuro iyo qiiq madow oo ka baxaya.

lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaadhay ciidamo badan iyo Gadiidka gurmadka deg dega.

 

Halkan Kala Soco Wixii Warara ee Kasoo Kordha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga