Qaraxan Oo ahaa mid Lagusoo xidhay gaadhi Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaaladda Muqdisho.

Waxaa Qaraxa Ku Dhintay Cumar Sheekh Caamir Oo La Dhashay Prof Yaxye Sheekh Caamir Oo Ah Macalin wax ka Dhiga Jaamacadaha Magaaladda Muqdisho.

Madafiic Loo Malaynayo in ay Ridayeen Ciidamada Amisom Ee Nabad Ilaalinta U Jooga Somalia Iyo Kuwa Dawladda Ayaa Laga Maqlaayey agagaarka Goobta uu Qaraxu Ka Dhacay.

Qaraxan Ayaa Kusoo Beegamaya Xilli Maalmo Kahor Xildhibaanada Gollaha Shacabka Somalia oo ka doodayey Xaaladda Amniga Dalka ay Walaac Ka Muujiyeen Amniga Magaaladda Muqdisho.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga