Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Ayaa Goor Dhawayd Ku Qarxay Nawaaxiga Isgoyska Siyadka Ee Magaaladda Muqdisho,

Goobta Uu Qaraxu Ka Dhacay Ayaa Laga Maqlayaa Rasaas Culus Oo Ay Ridayaan Ciidamada Dowlada Somalia Ee Ku Sugan Isgoyka qaraxu ka dhacay.

Tirada Khasaaraha Ilaa Hada La Ogyahay Labo Qof Ayaa Ku Dhintay Qof Kalana Dhaawac Culus Ayaa Soo Gaadhay Qaraxa.

Waa Marki Labaad Oo Aw Qarax Ka Dhaco Inta U Dhaxeysa Sayidka Illaa Agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga