Hay’Adda Xuquuqda aadanaha Ee Qaramada Midoobey Ayaa Ku Baaqday In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dembiyada Dagaal Ee Israa’Iil Ay Dhawaan Ka Geysatay Marinka Qaza Ee Dhulka Falastiin.

Kulan Khaas Ah Oo Ay Golaha Xuquuqda Aadanaha Ee Qm Ku Yeesheen Maanta Magaalada Geneva Ayaa Lagu Go’Aamiyay In Halkaasi Loo Diro Guddi Madax Bannaan Oo Baadhitaan Ku Sameeya Eedaymaha Ku Aadan Dembiyada Dagaalka Ee Ay Israa’El Ka Geysatay Qaza.

Madaxa Qaramadda Midoobay Ee Xuquuqda aadana Ayaa Sheegay In Israa’Iil Ay Si Badheedh Ah U Xaqirtay Xuquuqda Bani’Aadamnimo Ee 1.9 Milyan Oo Qof Oo Ku Nool Qaza

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga