Xogahayaha Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres Ayaa Sheegay In Heshiiska Ay Magaalada Jeddah Ku Gaadheen Labada Dal Ethiopia Iyo Ereteria Ay Tahay Arrin Dhacdo Taariikhi Ah.

António Guterres Oo Shir Jaraa”Id Qabtay Saxiixa Heshiiska Kadib, Wuxuu U Mahadceliyay Boqorka Sacuudiga Boqor Salman Bin C/Casiis Dadaalka Badan Ee Uu Ku Bixiyey Nabad Ka Aslixinta Geyiga Labadaasi Dal Iyo Soo Afjarida Khilaafka Mudada Dheer U Dhaxeeyay Etiopia Iyo Ereteria.

António Guterres Ayaa Tilmaamemaay In Dabaysha Rajada Nabada Ay Kababanayso Afrika Iyo Dhinac Kale Hagaajinta Cilaaqaadka Afrika Labadaasi Dal Ka Sokow.

Hoggaamiyeyaasha Ethiopia Iyo Ereteria Ayaa Qalinka Ku Duugay Heshiis Ay Gadhwadeen Ka Aheyd Dowladda Sacuudiga,Halkaana Ku Soo Afjaray Colaad Muddo 20-Ka Sano U Dhaxeyay Ereteriya Iyo Ethiopia.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga