Aabaha dhalay ciyaaryahanka u dhashay waddanka Brazil ee Neymar oo haatan weerarka uga ciyaara kooxda kubada cagta ee ka dhisan dalka France   Paris Saint-Germain  oo ka soo wareegay kooxda Barcelona sanadkii 2017 ayaa sheegay in Neymar uu mustaqbal wanaagsan ku leeyahay hadii uu sii joogo kooxdan PSG.

Wuxuu sheegay in uu  ku faraxsan yahay ciyaaryahankani kooxdiisa cusub.

Neymar Jr. ayaa haatan jabniin ka soo gaadhay lugta uga maqan ciyaaraha waxaana uu aabihii sheegay in uu rajaynayo in si dhakhso uga soo kaban doono dhaawacaasi.

Halkan waxaan idiin ku soo xulnay tobankii gool ee ugu qurxdabdana ee uu dhaliyey intii uu joogay kooxdan

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga