Cadaawe Bille oo Ku Magac Dheer Cadaawe Waddani Waxaa uu Mudo Badan isu Xilqaamayey Dayactir uu Ku Sameeyo Wadooyinka Halbowlaha u ah Magaaladda Kismaayo, Aragtidaada ka Dhiibo Saxiibadaa Lasii Wadaag.

Cadaawe Waddani oo SAAB TV Waraysi gaar ah la yeeshay ayaa noo sheegay in uu aaminsanyahay in dal Walba dadkiisu Dhisan karaan Hadii la is Kaashado, isagoo Shacabka Magaalada Kismaayo ugu Baaqay in ay iyagu Dhistaan Wadooyinka Burbursan ee Gudaha Magaaladda.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga