Wasiirka Wasaarada Difaaca Dowladda Federaalka Somalia Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Oo Xalay Warbaahinta Shir Jaraa-Id Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Ku Dhawaaqay In Ay Qaadayaan Dagaalo Ka Duwa Kuwii Hore Alshabaab Loogu Qaadi Jiray,

Wasiirka Difaaca Somalia Ayaa Sidoo Kale Tilmaamay In Ay Jiraan Ciidamo Loo Diyaariyay In Ay Suggaan Amniga Goobaha Laga Qabsado Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Ku Sugnaa Wasaaradda Difaaca Dawladda Somalia Halkaas Oo Aw Ka Waday Dib U Habeyn Lagu Samaynaayo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga