Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Baajiyay Safar Uu Maanta Ku Tagi Lahaa Dalka Qatar Sida Ay Sheegeen Dad Ka Agdhaw Xafiiska Madaxweynaha.

Saacadihii Ugu Danbeeyay Xarunta Madaxtooyada Waxaa Ka Soconayay Qaban-Qaabada Safarka Madaxweynaha, Hasse Ahaatee Markii Danbe Ayuu Goostay In Uu Dib U Dhigo Socdaalkiisa, Sababo La Xidhiidha Khilaafka Xooggan Ee Ka Dhax Aloosan Golaha Shacabka Iyo Xukuumadda .

Madaxweyne Farmaajo Ayaan Ilaa Hadda Ka Hadal Mowqifkiisa Khilaafka Xukuumada iyo Baarlamaanka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga