Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan Magaalada Jowhar kula qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub,

waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xidhiidha Horumarinta iyo taageerada ay ugu baahantahay midowga Yurub.

Kulanka Kaddib Ayaa Madaxweynaha Iyo Madaxa Wafdiga Midowga Yurub AyaDhagax Dhigeen Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliiska Hirshabeelle Ee Magaalada Jowhar, Waxaana Dhismihiisa Uu Bilowday Isla Maanta, iyada oo Bisha April Uu Tababar Uga Furmi Doonaa Dufcadii Ugu Horeysay Ciidanka Boliska Hirshabelle.

(Waxaa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Ee Jawhar aadan xuseen da-uud)

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga