Madaxweynaha Maraykenka Donald Trump Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maraykanku Uu Ka Baxayo Heshiiskii Dhex Maray Midawga-Dhexe Ee Heshiiska Nukliyarka Ruushka, Kaas Oo Muddo Tobanaan Sanno Ah Uu Maraykenku Kula Jiray Ruushka.

“Ruushku Wuxuu Ku Xad Gudbay Heshiiska,Ayuu Madaxwayne Trump U Sheegay Warbaahinta.

Heshiiskan Ayaa Labada Dalba Ku Khasbay In Ay Tirtiraan Gantaalaha Ballistic-ga ah Iyo Gantaalaha Markabka, Heshiiskan Ayaa Sidoo Kale Ahaa Kii ugu Balaadhnaa Oo u Dhexeeyay Laba Dal Oo Ku Jira Tartanka Hubka Intii Lagu Jiray Dagaalkii Qaboobaa.

Sannadkii 2014, Maraykanka Ayaa Ku Eedeeyay Ruushka In Ay Jabiyeen Heshiiskii INF, Isaga Oo Soo Xigtay Tijaabooyin Gantaalo Ah Oo U Ruushku Tijaabiyey Xiligaasi.

Xoghayaha Guud Ee NATO Jens Stoltenberg Ayaa Horaantii Bishan Sheegay In Xulafada Milatari Ay Wali Ka Walwalsan Yihiin Ixtiraam La’aanta Ruushka Ee Ballanqaadyadii Caalamiga Ahaa, Oo Ay Ku Jirto Heshiiska Inter-Range Nuclear Agreement,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga