Kulan ay soo qaban qaabisay Jilayaasha aaan dawliga Ee Sonsaf oo ka qabsoomay hotel Mansoor ee magaalda hargeysa ayaa ay u jeedadiisu ahayd u diyaar garawga doorashooyinka ku soo foodleh sanadka 2019 Somaliland.

kulankani oo ay ka soo qaybgaleen madaxwayne ku xigeenka somaliland, golaha wakiilada haayadaha caalamiga ah, xisbiyada mucaaridka ah, masuuliyiinta xukuumadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa socon  doona muddo laba cisho ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga