Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cimaan Jawaari Ayaa Xalay Kulan Gaar Ah La Qaatey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Iyaga Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Ka Dhex Dhashay Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Kala Hadlay Madaxweynaha In Codeynta Mooshinka Lagu Qabto Meel Ka Baxsan Xarunta Golaha Shacabka, Iyadoo Ay Goob Joog Yihiin, Guddiga Ka Socda Xildhibaannada Aqalka Sare, Ururrada Bulshada Rayidka Ah Iyo Beesha Caalamka Intaba.

Tirada Xilka Laga Qaado Prof Jawaari Ayaa Ah Codad Gaadhaya 184 Xildhibaan Tasoo Ah Mid aad U Adag Marka La Eego Tirade Guud Ee Baarlamaanka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga