Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Maanta Ka Baaqday Safar Uu Ku Tagi Lahaa Magaaladda Bujumbura Ee Dalka Burundi,

Madaxwaynaha Ayaa Safarka Waddanka Burundi Uu Ku Tagayay Ijeedkiisu Ahaa Inuu Ka Qayb Galo Daawashadda Ciyaarta Kama Danbaynta Ah Ee Finaalka Koobka Da’Yarta Dalalka Beriga Iyo Badhtamaha Africa, Oo Soomaaliya Iyo Tansania Iskugu Soo Hadheen,

Wafti Uu Hogaaminayo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Somalia Mahdi Maxamed Guleed Ayaa Maanta U Dhoofay Halkaasi,

Madaxwayne Farmaajo Ayaa Maanta Khadka Telefoonka Kula Hadlay Ciyaartoyga U Ciyaraya Qaranka Soomaaliya. Isaga Oo Ku Dhiri Galiyay Inay Ku Ciyaaraan. Ciyaar Xirfad Leh Oo Ay Koobka Ku Guulastaan,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga