Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Sababta Somaliland Xidhiidhka Ugu Jartay Dalka Qatar,

Dhinca Kale Madaxweynaha Ayaa Sheegay In Ganacsiga Somaliland Aanu Gaadhin Dalka Qatar, Balse Waxaa Uu sheegay In Somaliland Iyo Imaraadka Carabtu Ay aad Isugu Dhaw Yahiin Ganacsigooduna Uu Ka Dhaxeeyo,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga