Saab TV – Jabuuti. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo ay weheliyaan raysalwasaare C.qaadir Kaamil Maxamed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Cali Xumud, marwada koowaad, wasiirro iyo marti shafar kale, ayaa ka qayb galay xaflad xadhiga lagaga jaarayo xarun cusub oo lagu soo ururiyay hay’adaha qaabilsan maalgashiga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga