Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Guddi uu Sameeyay Madaxwaynaha Puntland Dani.

Madaxwayne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa lagu sheegay in waxba kama jiraan ay tahay magacaabis uu sameeyay madaxwayne Dani, qoraalka ayaa lagu sheegay in aanu madaxwayne Dani habayaraatee wax la tashi ah aanu kala samayn madaxwayne ku xigeenkiisii magacaabista, taasoo ahayd mid dastuuri ah.

Halkan hoose ka akhri qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxwayne ku xigeenka Puntland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga