Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku ballansanaa Fadhiga 3-aad, iyagoona lagu wargeliyay labo Ajende oo kala ahaa:- Mooshinka ka dhanka Gudoomiye Jawaari iyo Dhismaha Baladxaawo ee Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Faraajo ayaa warqad soo jeedin ah uu u diray Guddoonka Baarlamaanka lagu hakiyay kulankii maanta lagu ballansanaa.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la hakiyay Kulanka Golaha Shacabka, iyagoo la tixgelinayo Codsiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Ururada Bulshada Rayidka Ayaa Madaxwayne Farmaajo usoo jeediyay in uu kahor tago xiisada Golaha Shacabka Somalia.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga