Keegan ayaa lagu soo bandhigay Carwo dhanka aroosyada ah oo sanaadkiiba mar lagu soo bandhigo Magaalada dubai.
waxana loo eekaysiiyey Gabadh caruusad ah.
Keegan ayaa ka samaysan kuna xabo oo beed ah waxana lagu daray ilaa 500 boqol oo xabo oo dheemanta cad ah.

Culayska Keegan ayaa ah 120 KG Nashqadaynta Keegan waxas loo adeegsaday ila 25 KG oo Chocolate ah oo loo adeegsaday nashqadaynta
Wejiga, Gacmaha iyo farah.

Waxaana Nashqadayeey Keegan Gabadh u dhalatay Dalka ingiiriiska oo horey u samaysay Kabaha ugu Qaalisan Aduunka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga