UEFA ayaa goordhow  shaacisay jadwalka kulamada wareega 4 dhamaadka ee Champions League iyo maalinta ay koox walba ciyaari doonto wareega 4 iyada oo lugta 1-aad ee semi-finalka champions League la ciyaari doono 24 bisha April oo ku beegan Salaasa iyo 25 April oo ku beegan Arbaca halka lugta 2-aad la ciyaari doono 1 iyo 2 bisha May.

LUGTA HORE:

Liverpool Vs Roma: 24 bisha April

Bayern Munich Vs Real Madrid: 25 bisha April

LUGTA LABAAD

Real Madrid Vs Bayern Munich: 1 bisha May

Roma Vs Liverpool: 2 bisha Ma

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga