Shirkii Madasha Aragti Wadaaga Somaalida ee ka Socda Waddanka Jabuuti ayaa Lagaga Dooday Qadiyadda ka Dhex Taagan Somaliland iyo Soomaaliya.
Shirkan oo ay Soo Qaban qaabisay Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Horitage oo Maalintii Sadexaad Galay, ayaa u Muuqday Mid Furfuray Wadda Hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee Waayadan Danbe Shakaarnaa.
Lifaaqan Hoose ka Daawo Dooda Somaliland iyo Soomaaliya.