Dawladda federaalka itoobiya iyo banigaga lagu magaacaabo exim banka ee dalka kuuriya ayaa kala saxeexday laba heshiis oo dayn ah kuwaas oo ku kacaya aduun lacgeed oo dhan 264m.

Heshiiska hore oo itoobiya lasiin doono 170m ayaa lagu balaadhindoonaa adeegyada korontada ee koonfurta fog ee dalka itoobya, iyadoo qayb ka noqon doonta mahsaaricda balaadjinta tamarta ee dalka labaad ee ugu daadka badan qaarada afrika.

Hadii mashruucaasi sida la doonayo u hirgalo wuxuu itoobiya usaamixi doonaa in ay koronto ku filan u hesho mashaariicda waawayn ee sonkorta, sida warshadda sonkorta ee oromada, seeraha warshadaha ee lagu magacaabo arb mink, iyo deegano kale oo ku yaala waqooyigalbeed dalka itoobiya.

Wanjiga labaad ee heshiiska ayaa itoobiya lasiin doonaa 94m, iyadoo la sheegay in lagu maalgalindoono mashaaroocda waraabka beeraha ee deegano kala duqwan oo dhulwaynaha itoobiya ah. Iyo mashaariic kale oo lagu tageerayo dadka reer miyiga ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga