Benjamin Netanyahu, oo ah ra’iisul wasaaraha Israel, ayaa ku tilmaamay dalka Iran khatarta ugu wayn ee adduunka “isaga oo ka hadlaayay Shirkii Amaanka aduunka ee dalka Jarmalka.

 
Iran waxa ay rajeyneysaa in ay dhamaystirto boqortooyo isku dhafan,ayuu yiri, isaga oo intaa ku daray in Israel ay sii wadi doonto ka hortagga khatarta dalka Iran

 
“Israel ayaa sii wadi doonta inay tallaabo ka qaaddo sidii looga hortagi lahaa Iran si loo abuuro saldhig kale oo argagixiso ah oo laga yaabo inuu usoo hanjabo Israel” ayuu yiri.Netanyahu

 

 

“Waxaan samayn doonnaa in aan nafteena difaacno, waxaanan ku dhaqaaqi doonnaa haddii ay lagama maarmaan tahay kaliya inaan ka hor-nimaadno kooxaha reer Iran, ayuu kusoo gabagabeeyay hadalkiisa Netanyahu

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga