Hey’Adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa Digniin Ka Soo Saaray Bandhig Faneedyo 20-Ka Bishan Lagu Qabanayo Magaalada Muqdisho,

Guddoomiyaha Hey’Adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad Oo Ka Hadlayay Shir Jaraa’Id Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Muqdisho Ayaa Ugu Baaqay Dhalinyarada In Aysan Lacagtooda Ku Bixin Sida Uu Hadalka U Dhigay Cadhada Alle,

Fannaaniinta Lagu Wado In Ay Ka Qeybgallaan Bandhiggan Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Kiin Jaamac Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Siweyn Uga Soo Dhax Muuqatay Baraha Bulshada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga