Guddoomiyaha Hay’Adaha Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Somaliland, Ayaa U Sheegay Dhallinyaro Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya In Mushahar Iyo Fursado Ganacsi Ay Ka Heli Doonan Hay’Adda Socdaalka Adduunka Ee IOM Iyo Hay’Addo Kale Ee Qaxootiga UNHCR.

Cabdikariin Axmed Xinif, Wuxuu Sheegay Inay Ballanqaaday 2,000 Oo Doollar – Oo La Siin Doonno Qof Kasta Oo Ka Mid Ah Dhallinyarada Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya, Wuxuu Xaqiijiyay Lacagta Inan Loo Bixin Doonin Si Kaash Ah Oo Ganacsi Loogu Abuuri Doonno Dhallinyarada,Wuxuu Inta Ku Daray In Hay’Adda Qaxootiga Qaramada Midoobay Ee UNHCR Ay Dhankeeda Ballanqaaday Inay Muddo Lix Bilood Ah Siin Doonan Qof -Walba 200 Oo Doollar.

Toddobadkan Waxaa Magaalada Hargeysa La Geeyay Tiradii U Badneyd Oo Dhallinyaro Laga Soo Celiyo Dalka Liibiya,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga