Wasiirka Wasaarada Ticnoojiyada Somaliland Dr Cabdiwali Cabdilaahi Jibriil Oo Ugu Horayn Amarada Hakaasi Warbaahinta Ugu Akhriyay Ayaa Sheegay In Gudidani Dadaal Iyo Shaqo Badan Ay Galiyeen Sidii Losoo Afjari Lahaa Sixir Bararka Afeeyay Shacabka Somaliland

Wasiirka Ayaa Xusay Qodabadii Ay Hore U Soo Sareen in Ay Kamid Yihiin In La Joojiyo Lacagta Dollarka Ah Ee Lagu Isticmaalo Adeegyada Zaadka Iyo Edahab Wixi Kayar Boqol Dolar

Dr Cabdiwali Ayaa Sheegay In Shirkadaha Telesom Iyo Dahabshiil Ay Isla Garteen In La Joojiyo Lacagaha Lagu Dirayo Mobelada Wixii Kayar Boqol Dollar Mudo 45 Maamlmood Ah.

Wasiirka Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Mudo 4 Maalmood Ah Ay Siyeen Shirkadaha In Ay Lagaha Dollarka Ah Dadku Ku Badalan Karayaan Lacagta Somaliland, Isla Markaanada Ay Maanta Ugu Danbayso Mudadii Loo Qabtay Shirkaddaha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga