Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Oo Goor Dhawayd Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Ciidamo Ka Amar Qaata Ra’Iisal Wasaare Xassan Cali Kheyre Uu Xoog Ku Qabsadeen Xarunta Golaha Shacabka Soamlia,

Guddoomiye Jawaari Ayaa Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Ciidamada La Duldhigey Aqalkii Golaha Shacabka, Isaga Oo Sheegay In Wixii Dhibaato Ah Ee Halkaa Ka Dhaca Uu Mas’Uuliyadeeda Qaadayo Ra’Iisal Wasaaraha Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga