Shabakadaha ay  bulshada ku Xidhiidho ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram, ayaan Sacadihii ugu Danbeeyay Hawadda ka Maqnaa taas oo  Saamayn ku yeelatay dadka isticmaala ee ku Kala Sugan Dunidda Daafaheedda.

Websaytka raadraaca Baraha Bulshadda ayaa Sheegay in Saddexdan Shaakadood Hawada ka Maqnaan Doonaan Muddo Kooban, iyagoo aan Wax Sabab ah Ku sheegin Maqnanshahooda.   

Facebook WhatsApp iyo Instagram ayaa kamid ah Saddex Shaba Kadood ee Loogu Isiticmaalka Badan yahay Dunidda inteedda Badan.

Arintan ayaa  Daqiiqado Gudahood Saamayn Xoogan ku yeelatay Dadyowga Kala Duwan ee Ku kala nool Daafaha Dunida Kuwaas oo si Maalin le ah u Isticmaala Shabakaddan.

Saddexdan Shabakadood ayaa Hadda si Toosa Hawadda ugusoo Laabtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga