Madaxweynaha dalka re ayaa si wayn u cambaareeyay dhigiisa dalkamasar abd kadib xukun dil ahaa oo dhawaan lagu fuliyuay sagaal qof gudaha masar. Wuxuu xusay in sagaal dhalinyaro ah ay dileen isla markaana aanay u dulqaadan karin.

Erdogan ayaa xusay in nkasta oo go’aanka ay gaadheen garsoorka dalka masar, hadana aanay waxa masar ka socdaa ahayn arin macquul ah. Marka la eego doorashooyinka iyo nidaamka cadaalada oo uu ku tilmaamay qaar aan daahfurnayn.

Madaxweyne ergofan wuxuu ntaa ku daray in dad badani ay la yaabanyihiin sabata uu ula kulmi waayay mdaxweyne sisi, balse aanu waligii la kulmi doonin qof isaga oo kale ah, waa sida uu hadalka u dhigaye, isagoo canaantay dawladaha xidhiidhka la laeh maamulkiisa oo ay ugu horeeyaan wadamda reer galbeeku.

Erdogan wuxuu dawladda masar ugu baaqay in aysoii daysao maxaabiistii ay ka xidhxidhay ururka ikhwaanu muslimiin, oo maamulka siisi uu u aqoonsanyahay urur argagixiso ah.

Xidhiidhka u dhexeeyay laabda waddan ee turkiga iyo masar ayaan gabi ahaanba jirin tan iyo markii milatariga masar ay afganbiyeen dawladdii lasoo doortay ee madaxweyne max mursi, markaas oo ciidamda uu hogaamkinayay cab oo imika ah madaxweynaha dalka masar.

Boqolaal ka mid ah taageerayashii mdaxweyne mursi ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, halka maxamed m iyo madax sare uu la safnaydna ay wajaheen maxkmdayn.

Maamulka madxxweyne r d e ayaa ka cadhooday tallabada miltariga, taas oo keentay in xidhiidhka uu u jaro dlaka msar.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga