War-Saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in Diyaarad ay leeyihiin Millateriga Cirka ee Sacuudiga ay kuĀ  burburtay waqooyiga dalkaasi xilli ay hawl gal tababar ku jirtay.

Masuul ka tirsan Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa sheegay in shilkaasi uu ku geeriyooday duuliyihii Diyaaradaasi,waxaana warku intaa ku daray in haatan aay socota baadhista sababta shilkaasi.

Diyaaradda oo nuuceedu ahaa HOK ayaa ka mid ahayd Nuucyada tababarka ee Ciidammada Sacuudigu isticmaalaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga