Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump Ayaa Maanta Kula Kulmi Doona Finland Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin.

Ka Hor Inta aan La Gaadhin Shirka, Waxaa Walaac Weyn Laga Qabaa Kulanka Labada Hogaamiye,Kadib Markii La Sii Daayay Macluumaad Cusub Toddobaadkan Kaas Oo Lagu Eedeeyay Ruushka In Lagu Helay Eedeymo Ah In Uu Farogalin Ku Hayay Intii Lagu Jiray Doorashadii Madaxweynenimada Maraykanka 2016. Putin Ayaa Beeniyay Eedaymahaasi

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga