Hoggaamiyeyaasha adduunka ayaa ka qaybgalay maalintii labaad Shirka Ammaanka oo ka socda dalka jarmalka.

 
Bilawga shirka waxaa lagu falanqeeyay sidii xal looga gaadhi lahaa sugida amaanka duulimaadyada caalamka oo khatar ku ah amaanka dunida.

 
Hogaamiyayaasha siyaasadda iyo madaxda millatariga oo ka kala socda adduunka oo dhan ayaa ka qaybgalaya shirkani oo saddex Geesood ah.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga