30 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Dalka Afghanistan Ayaa La Dilay Kadib Markii Maleeshiyo Lagu Tuhunsan Yahay Inay Ka Tirsan Yihiin Taliban Ay Weerar Ku Qaadaeen Laba Bar Kontorool.

Taliban Si Deg Deg Ah Uma Aysan Sheegan Mas’Uuliyadda Weerarada Oo Yimid Kadib Saddex Maalmood Oo Ahayd Xabad Joojin Lagu Sharfayey Ciidul Fitriga.

Kooxda Taliban Ayaa Xukunka Afghanistan Waxaa Ka Tuuray Ciidamada Nato Ee Mareykanka Uu Hoggaamiyo Kadib Weeraradii Argagixiso Ee Sanadii 2001 Lagu Qaaday Magaalooyinka New York Iyo Washington Ee Dalka Mareykanka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga