Dagaalyahannada Mucaaradka Suuriya Iyo Qoysaskooda Ayaa Ka Baxay Saddex Magaalo Oo Ku Yaalla Bariga Quuda,

Daad Gureynta Dagaalamayaasha Mucaaradka Ayaa Qeyb Ka Ah Heshiis Lagu Samata Bixinayo Mucaaradka.

Boqolaal Qof Ayaa Lagu Dilay Deeganaadaasi Tan Iyo Intii Ciidmmadda Dowladda Suuriya Oo Taageero Ka Helaya Ruushka Ay Bilaabeen Duullaan Ka Dhan Mucaaradka Bishii Lasoo Dhaafay.

Dowladda Madaxweyne Bashar Al-Asad Ayaa Dhawaan 13 Askari Iyo Dhowr Qof Oo Rayid Ah Ku Bedelatay 5 Kamid Ah Askarta Mucaaradka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga