Muuqaalo Lagu Faafiyay Baraha Bulshadda Ayaa Ahaa Dabaylo Xoogan Oo Ku Dhiftay Waqooyiga Iyo Bartamaha Afrika Iyo Jasiiradda Carabta Kuwaas Oo Hoos U Dhigay Isku Sacodka Gadiidka, Qanacsiga Tan Iyo Khamiistii, Iyada Oo Waxyeello Ballaadhan Ay Soo Gaadhay Tiro Badan Oo Ka Mida Dadka Saboolka Ah

Waddamada Dabaylaha Duufaantu Ay Ku Dhufteen Ayaa Waxaa Kamida Dhulka Lamadegaanka Ee Liibiya Masar, Suudaan, Kajikistan, Mali, Waqooyiga Nigeria,iyo Burkina Faso,

Ma Jiraan Warbixino La Xidhidha In Ay Xanibmeen Isku Sacodka Xaga Duulimaadyada, Laakiin Dad Badan Ayaa Soo Sheegaya Dhibaatooyin Ay Ku Rebeen Dalaylahaasi,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga