Halkee ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Xisbiyadda iyo Dib u dhaca Doorashoooyinka Somaliland?

Waxaa Wali Taagan Khilaafka u Dhaxeeya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland  oo Ku Kala Qayb Samay Qaabkii Loo Wajihi Lahaa Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda Somaliland. Xisbiyadda...

wax kabaro biriishka loogu magac daray “biriishka quuusta”

dhibaatooyinka biniaadamnimo ee ka jira dalka finisweela ayaa sanadihii ugu danbeeyay abuuray mid ka mid ah tahriibka ugu ballaadhan caalamka. madaxweynaha dalka finisweela, nicholas maduru...

Halkee ayuu Ku Danbeeyay Dhagax Dhigii Madaarka Diyaaradaha ee Burco

Magaaladda Burco Waa Xarunta Gobalka Togdheer Waana Caasimadda Labaad ee Somaliland, Waxay Hore u Lahayd Madaar ay diyaaraduhu Kasoo Dagaan Soona Cago Dhistaan, Kaas...

Maxay Salka Ku Haysaa Mucaaridadda uu Lasoo Baxay Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Inta Badan Lagu yaqaanay In uu Tageero u Muujiyo Xukuumadda Hadba Ka Jirta...

Hurdadda Badan oo Keenta Dhimasho Deg Deg ah.

Khubarada Caafimaadka ayaa inta Badan Kula Taliya Dadka Waawayn in ay Helaan 6 Ilaa 8 Saacadood oo Hurdo ah Habeenkii, Balse Waxa La Sheegayaa...

Dawladda Japan ayaa guryo banaan oo ku yaala gudaha dalkeeda u raadinaysa dad gala.

Dalka japan ayaa lagusoo waramayaa in ay kala badanayaan dadka iyo guryuhu, iyada oo la saadaalinayo in sanadaha soo socda guryo badan oo ku...

Muwaadin Muddo Badan isku Xilqaamay Dhisidda Wadooyinka Dalkiisa

Cadaawe Bille oo Ku Magac Dheer Cadaawe Waddani Waxaa uu Mudo Badan isu Xilqaamayey Dayactir uu Ku Sameeyo Wadooyinka Halbowlaha u ah Magaaladda Kismaayo,...

Dhismaha ugu Baalaadhan Dunidda

Dhismaha Warshada Diyaaradaha Samaysa ee Shirkada Boeing Bawin oo Ku Yaala Magaalada Everett ee Gobolka Washington ee Dalka Maraykanka ayaa Lagu Tilmaamay Dhismaha ugu...

Wararkii Ugu akhriska badnaa