Ujeedada safarka Farmaajo ee Dhuusamareeb

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dego magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxa wehelinaya xubno...

DOWLADDA KENYA AYAA SI ADAG UGA JAWAABTAY EEDEYN UGA TIMI DAWLADA JABUUTI

Dawlada kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay eedeyn dhawaan uga timid dowladda jabuuti, taasoo salka ku heysa loollanka ay labada waddan ugu jiraan...

Maxaa isku xidhay guusha iyo laamanaha wanaagsan?

Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in guurka aad doorato qof aad is-fahmaysaan oo ku taageera ay kuu saamixi karto in aad ka...

Gudi dhisayay golaha deegaanka Buulaburde oo iskaga baxay magaaladaas

Gudidii gacanta ku haysay dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Buulaburde ayaa guud ahaan iskaga baxay magaaladaas, iyadoo aan wali la ogayn sababta ka danbaysa...

Dad lagu la’yahay fatahaadaha Beledweyne

Waxa sii cakirmaysa xaaladda dadka ay saameeyeen fatahaadaha webiga Shabeele oo sanadkan si aan hore loo arag u fatahay, waxaana la la'yahay dad badan...

Deeqihii dadka ay fatahaaduhu saameeyeen oo la musuqmaasuqay

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee qeybta 27-aad ee Soomaaliya ayaa goor dhawayd warbaahinta SAAB u xaqiijiyay in ciidamada ammaanka Baladweyne...

Trump oo lagu casuumay dhagaysiga xil-ka-xayuubintiisa

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa lagu casuumay kasoo qayb galka dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah ee xil-ka-xayuubinta. Gudoomiyaha gudida cadaalada aqalka koongareeska oo ka tirsan xisbiga...

Qoys ka koobnaa Carruur, aabbo iyo hooyo, ayuu guri ku dumay kuna geeryooday

Allah haw naxariistee Laba Carruur ah, Aabahood iyo Hooyadood ayaa maanta ku geeryooday Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa. Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa,...

”Haddii xisbi diido xeer kasoo baxay golaha wakiillada, isna xisbinimadiisu ma jirayso, haddii ay...

Xidhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige oo ku magac dheer ''Balaaki'', oo katirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa warbaahinta u sheegay inay sharci darro tahay diidmada xisbiyada...

Baarlamaanka Turkiga, ayaa meelmariyay in ciidamo Turki ah loo diro dalka Liibiya

Baarlamaanka waddanka Turkiga, ayaa meel mariyay hindise-sharciyeed kaasoo loogu daad-guraynayo ciidamada dalkaas waddanka Liibiya si ay u taageeraan xukuumadda taagta daran ee uu adduunku...

Iran oo madaafiic ku garaacday saldhigyada Maraykanka

Iran ayaa weerartay qaar ka mid ah saldhigyada uu Maraykanku ku leeyahay gudaha waddanka Ciraaq. Habeenimadii xalay ahayd ayay laba ka mid ah salidhigyada Maraykanka...

Tirada dhimashada iyo dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus ayaa kordhay, wararkii ugu dambeeyay...

Tirada dhimashada Coronavirus ee dalka  Shiinaha ayaa kor u dhaaftay 250 qof, dowladda dalka Shiinaha, ayaa sheegtay maalintii Sabtidii, iyadoo waddamada shisheeye ay adkeeyeen...

Puntland ayaa albaabada iskugu dhufatay xafiiskii guddida doorashooyinka dawladda federaalka Soomaaliya ee Garoowe

Warsaxaafadeed ay soo saartay Puntland, ayaa waxaa albaabada loogu laabay xaruntii guddida doorashooyinka Soomaaliya. Halkan hoose ka akhri

Maraykanka iyo xubnaha midowga reer Yurub ee qaramada midoobay oo taageero u muujiyay Turkiga...

Afar xubnood oo katirsan xubnaha midowga reer Yurub u metela golaha ammaanka qaramada midoobay kuwaas oo kala ah Belgium, Estonia, Faransiiska iyo Jarmalka oo...

Laascaanood oo lagu khaarajiyay guddoomiyihii maxkamadda Gobolka Sool

Wararka Saab TV kasoo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa sheegaya in galabta gudaha magaalada Laascaanood lagu khaarajiyay guddoomiyihii maxkamadda sare ee...

Somaliland oo dhammaan xuduudaheeda xidhaysa berri laga bilaabo

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhayso dhamaan xuduudaha lagasoo galo dalka oo dhan, sida ay sheegeen gudida ka-hortaga caabuqa Covid-19. Somaliland ayaa rabta...

Shirweynaha beelo Somaliland wada dega oo Burco ka furmay

Shirweyne u dhaxeeya beelo wada dega deegaano ka mid ah Somaliland ayaa saaka ka furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirkan ayay labada beelood...

Maraykanka: ”Cunaqabataynta Iiraan saamayn ku yeelan mayso gargaarka bini-aadanimada”

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo, ayaa sheegay in cunaqabataynta la saaray Iiraan aanay ku jirin gargaarka bini-aadanimada ee la gayno dalkaas, xilli haayadaha...

Fanaankii waynaa ee Cumar Shooli oo geeriyooday

Fanaankii Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulle oo loo yaqaanay Shooli ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda waddanka Soomaaliya. Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa uu fanaanku ku...

Madaxwayne Deni oo ka qaybgalay aaska dadkii ku geeryooday fatahaaddii magaalada Qardho ee gobolka...

  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii...