“Soomaaliya waxay nagu casuuntay qodida shidaalkeeda” Erdogan

Madaxweynaha waddanka Turkiga ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay ka dalbatay dawladiisa in ay baadho shidaalka ku jira dalka Soomaaliya. Erdogan oo kasoo noqday shirka...

Maxaa lagaga hadlay fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Somaliland

Warasaxaafadeed kasoo baxay qasriga madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu yidhi sidan: ''Fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Maraykanka iyo Daalibaan oo maanta heshiis-nabadeed kuwada saxeexanaya magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar

Kadib laba sannadood oo wada hadal ahaa, Maraykanka iyo Daalibaanta ka dagaallanta dalka Afgaanistaan, ayaa waxay maanta magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar ku...

Madaarka ugu mashquulka badan dalka Jarmalka ayaa laba saacadood la xidhay kadib markii diyaarad...

Gegida diyaaradaha ugu mashquulka badan dalka Jarmalka ayaa la xidhay ku dhawaad ​​laba saacadood maalintii Isniinta, kadib markii diyaarad nooca aan duuliyuhu wadin ee...

Goriilaha Afrika oo khatar ugu jira Coronavirus

Xayawaanka goriilaha ayaa khatar ugu jira in uu qaado caabuqa Covid-19 ee kumanaanka qof ku dilay caalamka, sida ay sheegayaan khubarada xawaanku. Goriilaha qaaradda Afrika...

Ilhan Cumar oo guursatay la-taliyaheedii hore

Xildhibaanada lagasoo doorto gobolka Minnesota ee Ilhan Cumar kana tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa si rasmi ah u guursatay Tim Mynett oo ah nin...

Xulafada Sucuudiga ee Yemen ka dagaallanta oo xabad joojin codsaday.

Warar ay heshay warbaahinta caalamku, ayaa sheegaya in xoogagga  isbahaysiga uu hoggaamiyo Sucuudigu kuwaas oo ka dagaallama dalka Yemen ay dalbadeen xabad-joojin. Xabad-joojinta ay codsadeen...

Rasaas laga maqlayo guriga uu ku xidhanyahay Mukhtaar Roobow

Rasaas ayaa laga maqlayaa guriga uu ku xidhanyahay hogaamiyhii hore ee kooxda alShabab Mukhtar Roobow, oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, sida...

Warbixintii ugu dambaysay ee cudurka Coronavirus adduunka oo dhan

Tirada dadka uu ku dhacay xanuunka Coronavirus adduunka oo dhan, ayaa kor u dhaaftay 2.6 Milyan oo ruux, in ka badan 721,000 oo qof,...

Turkiga oo mar kale deeq caafimaad soo gaadhsiiyay Soomaaliya

Dawladda Turkiga ayaa Soomaaliya soo gaadhsiisay agab caafimaad kaas oo loogu talagalay in lagula dagaallamo ka hortagga xanuunka Covid-19. Diyaaraddan ayaa soo caga-dhigatay madaarka magaalada...

Xubno Trump ka ag-dhow oo laga helay Covid-19

Saddex xubnood oo ka tirsan gudida la tacaalida xanuunka Covid-19 ee dalka Maraykanka ayaa ka galiyay xaalad karantiin ah kadib markii ay la macaamileen...

Iran oo daldalaysa nin ka danbeeyay dilkii Qaasim Sulaymaani

Iran waxay deldelaysaa nin ay sheegtay in uu ka danbeeyay dilkii lagula kacay taliyihii reer Iran ee Qaasim Sulaymaani. Nin la sheegay in uu wax...

Imaaraadka carabta oo diyaarad kale oo gargaar sidda u diraya Falastiiniyiinta daanta galbeed iyo...

Diyaarad si toos ah uga duushay imaaradaha midoobay ee Carabta ayaa ku degi doonta Salaasada maanta ah gegida diyaaradaha ee magaalada Tel Aviv, taasi...

Itoobiya 239 qof ayaa ku dhintay rabshadihii iyo isku dhacyo qowmiyadeed kadib geerida fannaan...

Booliska Itoobiya ayaa sheegay in tirikoob ay ka sameeyeen geerida rabshadihii iyo isku dhacyadii qowmiyadeed ee ka dhacay dalkaasi, kadib dilkii fannaan caan ka...

Boqor Salmaan oo cisbitaal la dhigay

Wakaaladda wararka Sucuudiga ee SPA, ayaa sheegtay in boqorkii dalkaasi boqor Salmaan Binu Cabdicasiis Ala Sacuud la dhigay cisbitaal ku yaalla magaalada Riyaad kadib...

Drs. Xaawa Cabdi oo Muqdisho ku geeryootay.

Wararka ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in Allah unaxariistee ay saaka  gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo kamid aheyd dhakhaatiirta...

Madaxwayne Deni ayaa la kulmay guddida-ku-meel gaadhka doorashada Puntland, waxaanu sheegay inay ka go’antahay...

Madaxwaynaha maamulka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka dhagaystay guddida ku-meel-gaadhka ah ee doorashooyinka maamulkaasi kulan iskugu yimaadeen, kaasi oo gogol xaadh...

Shaqaalaha dawladda Soomaaliya oo baadhitaan lagu samaynayo

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabaysa baadhitaano lagu samaynayo shaqaalaha dawladda, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda Shaqada ee Soomaaliya. Wasaaradda Shaqada Soomaaliya ayaa...

8 xildhibaan oo laga caydhiyay baarlamanka Puntland

Xildhibaano tiradoodu gaadhaysay 8 xildhibaan ayaa laga qaaday xaasaanadda baarlamanka maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Garoowe. Xildhibaadna xasaanada laga...

Soomaaliya oo Beesha Caalamka ka rabta dhaqaalaha doorashada

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Beesha Caalamka ay ka sugayso dhaqaalaha lagu qabanayo doorashada sanadka 2020-2021, sida uu sheegay wasiirka maaliyaddu. $36 million ayay Soomaaliya...