Qiimaha shidaalka dunida oo kor u kacay

Waa kor u kacii ugu horeeyay intii uu bilaabmay fayraska halista badan ee Covid-19 iyadoo sare-u-kac laga dareemay suuqyada. Qiimaha shidaalka ee dunida ayaa kor...

Israel oo mar kale doorasho looga dareeray

Israel waxa looga dareeray doroashooyinka madaxtinimada kadib markii ay burburtay dawladdii wadaaga ahayd ee heshiiska lagu ahaa. Waa doorashadii afraad ee shacabka Israel ay u...

Soomaaliya oo Kenya ugu baaqday in ay dib u furato safaaradeeda Muqdisho

Soomaaliya waxay dalka ay jaarka yihiin ee Kenya ugu baaqday in ay dib u furato safaaradda ay ku lahayd magaalada Muqdisho oo aan laga...

Waa kuma madaxweynaha gurigiisa lagu dhex dilay

Waa dhacdo ugub ah oo ay yartahay in guud ahaanba dunida la arko iyadoo dad badan layaab ku noqotay qaabka loo dilay madaxweynahan. Madaxweynihii dalka...

Bangiga Adduunka oo malaayiin dollar siinaya Soomaaliya

Baanka Adduunka ayaa Soomaaliya siinaya adduun lacageed oo dhan $445million, taas oo lagu fulin doono mashaariic dhanka horumarka ah. Heshiiska ayay magaalada Muqdisho ku kala...

Rooble oo la shiray Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa la shiray labada dhinac ee isku haya kuraasta gobolada Waqooyi ee baarlamanka Soomaaliya. Mahdi Maxamed Guuleed iyo Cabdi Xaashi ayuu xafiiskiisa ugu...

Golaha Ammaanka oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadda ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka sii xoogaysanaya ee ka dhaxeeya labad amasuul...

Axmed Madoobe oo si dadban u taageeray raysalwasaare Rooble

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa taageero u muujiyay raysalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, mar uu ka hadlayay kulan lagu qabtay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

Ahlu Sunna oo ciidamadeeda kala baxday gudaha magaalada Guriceel

Kooxda Ahlu Sunna ee maalmahan dagaalku uu ka dhexeeyay ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa ka baxday gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ciidamadeeda...

Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo Dhuusamareeb ka dhacaysa

Doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug, halkaa soo ay ka bilaabantay doorashada Golaha...

Khilaaf ka jira Doorashada Golaha Shacabka ee deegaanada Somaliland

Muran ayaa kasoo cusboonaaday Doorashada Golaha Shacabka ee deegaanada Somaliland, taas oo la filayay in labada todobaad ee soo socda la qabto qayb kale...

Shirka Wadatashiga oo furmaya iyo madaxda oo Muqdisho ka degay

Madaxda dawlad goboleedyada Soomaaliya ayaa badi gaadhay magaalada Muqdisho oo uu ka furmayo Shirka Wadatashiga ee heer qaran. Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele ayaa imika ku...

Masar oo dil ku fulinaysa xubno Ikhwaan Muslimiin ah

Dawladda Masar ayaa dil toogasho ah ku fulinaysa rag ka tirsanaa ururka Ikhwaanu Muslimiin ee dalkaas ka dhisan. Maxkamad ku taala dalka Masar ayaa 10...

Soomaaliya oo sheegtay xiliga AMISOM la bedelayo ee ATMIS la bilaabayo

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay xiliga rasmiga ah ee hawl galka ATMIS uu ka bilaabmayo Soomaaliya, iyadoo AMISOM meesha laga saarayo. Hawl-galka nabad ilaalinta ku meel...

Axmed Madoobe oo si adag uga hadlay war NISA kasoo baxay

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka Soomaaliya, amniga dalka iyo arimo kale. Axmed Madoobe wuxuu sheegay...

Farmaajo oo war kasoo saaray magacaabista masuuliyiinta dawladda

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, wuxuu go’aan kasoo saaray magacaabista iyo shaqo ka joojinta masuuliyiinta xukuumadda. Arintan ayaa timi kadib xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare...

Golaha Ammaanka oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda dalka Soomaaliya kadib doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaas. Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa warbixin siiyay Golaha isagoo...

Putin Oo Markale Guul Wayn Kasoo Hooyay Doorashadii Madaxwaynaha Ee Ruushka

Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin Ayaa 6 Sano Oo Kale Xafiiska Sii Hayn Doona Ka Dib Markii Uu Si Wayn Ugu Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka...

Midawga Yurub oo adduun badan u balan qaaday taakulada Waaheen

Midawga Yurub waxay balan qaadeen tobanaan kun oo dollarka Maraykanka ah oo ay ku taageerayaan wax ka qabashada musiibadii ka dhacday suuqa ugu wayn...

Madaxweyne Farmaajo Oo Baajiyay Safar Aw Maanta Ku Tagi Lahaa Dalka Qatar

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Baajiyay Safar Uu Maanta Ku Tagi Lahaa Dalka Qatar Sida Ay Sheegeen Dad Ka Agdhaw Xafiiska...