Ujeedada Kulan uu Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ku Tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer  ku tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, si uu ugu kuurgalo hawlaha shaqo ee...

 Dawladda Ruushka oo Ogolaatay in Bangiyada Islaamiga ahi ka shaqeeyaan dalkeeda

Dawladda Ruushka ayaa  markii u horaysay taariikhda waxay si rasmi ah u ogolaatay in dalkaasi laga sharciyeeyo isticmaalka baananka Islaamiga ah ee ku shaqeeya...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo Wefti ka socday Dalka Norway

Musharaxa Jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ka socda dawladda Normay oo maanta kulan ku yeeshay magaalada...

Dawladda Iran oo ku Baaqday in Maraykanku uu Ciidamadiisa kala Baxo Suuriya

Xukuumadda dalka Iran ayaa Maraykanka ugu baaqday inuu ciidamadiisa kala baxo dalka Suuriya, halkaasi oo ay sannadihii u dambeeyey ku sugnaayeen. Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey heshiisyo Dhexmaray Dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen heshiisyo dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo...

Urur-siyaasadeedka Barwaaqo oo aqbalay go’aankii Ergada Madax-dhaqameedka Somaliland

Guddoomiyaha Urur-siyaasadeed Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa warsaxaafadeed uu caawa soo saaray waxa uu ku sheegay inay Urur ahaan aqbaleen go’aankii ka soo...

Wareegto Madaxweynaha Somaliland ka soo saaray Soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ma soo saaray soo jeedintii odayaasha dhaqanka ee la xidhiidhay arrimaha doorashooyinka dalka, waxayna wareegtadaasi u...

Muqdisho: Wefti sare oo ka socda Imaaraadka Carabta oo Xamar lagu soo dhaweeyay

Xafiiska raysal-wasaaraha Soomaaliya ayaa qoray:  ''Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane...

Muqdisho oo lagu caleema-saarayo madaxwaynaha la doortay ee Soomaaliya iyo madaxda ka qayb-galaysa.

Wararka ka imanaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa sheegay in maanta halkaasi lagu caleema-saarayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay  madaxwayne 15-kii...

Tallaalkii ugu badnaa oo Maraykanku ugu deeqay Soomaaliya

Dawladda Maraykanka ayaa xaddigii ugu badnaa ee ah tallaalka Covid-19 gaadhsiisay dalka Soomaaliya, waana tallaalka Pfizer. 286,650 oo xidhmo ayay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ku...

Badda Soomaaliya oo ay xaalufiyeen maraakiibta Midawga Yurub

Hay'adda Blue Marine Foundation ee ka shaqaysa arimaha la dagalanka kallumaysiga ayaa shaaca ka qaaday in maraakiibta Midawga Yurub ay xaalufis ka wadaan biyaha Soomaaliya. Waxa...

Tobanaan caruur ah oo lagu dilay gudaha Maraykanka

Tirada dhimashada ayaa sii kordhaysa gudaha dalka Maraykanka kadib toogasho wadareed ka dhacday Texas. Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa maraysa 21 caruur ah iyo sidoo...

Turkiga oo duullaan cusub ugu hanjabay Suuriya

Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay duullaan cusub ku qaadayso gudaha dalka Suuriya iyadoo madaxweyne Erdogan uu arintan ku dhawaaqay. Erdogan wuxuu xusay in dawladdiisu...

Sababta Rooble shaqada uga joojiyay Wasiirka Arimaha Dibadda

Raysalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya. Sababta shaqo-ka-joojinta ayaa ah in wasiir Cabdi Saciid uu fasaxay markab siday dhuxul...

Golaha Ammaanka oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda dalka Soomaaliya kadib doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaas. Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa warbixin siiyay Golaha isagoo...

Maxaa keenay isku-dhaca ka bilaabmay Golaha Wakiilada Somaliland

Maanta xarunta Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa ka dhacay muran gaadhay gacan ka hadal oo dhex maray xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Somaliland. Arintan ayaa ka...

Farmaajo oo maca salaamaynaya Villa Soomaaliya maanta

Maanta waxa magaalada Muqdisho ka dhacaysa munaasibadda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo uu xilka wareejinayo madaxweyne Farmaajo. Munaasibadda waxa kasoo...

Xasan Sheekh oo saacado gudaheed kula wareegaya talada Soomaaliya

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah talada ula wareegaya maalinta beerri ah sida la qorsheeyay. Maalinta Isniinta ayuu madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu...

HRW oo u digtay ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya le keenayo

Hay'adda xuquuda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa digniin u dirtay ciidamada Maraykanka ee la filayo in ay dib ugusoo laabtaan gudaha...

“Gobolkii Donbas wuu baaba’ay” Madaxweyne Zelensky

Madaxweynaha dalka Yukrayn ayaa ku dhawaaqay in dagaalka Donbas uu gabi ahaanba burburiyay magaalada oo dhan. Zelensky ayaa ka dayriyay xaaladda gobolka Donbas kadib todobaado...