Addis Ababa: Ethiopia oo Albaabada u Furtay Jeelkii Dadka Lagu Ciqaabi Jiray

Dawladda Ethiopia ayaa taariikhda Markii ugu horeysay Albaabadda u furtay jeelka weyn ee caanka ah ee lagu magacaabo Maekelawi. Jeelkan oo ku yaala Magaaladda Addis...

Hay’adaha Ammaanka Dalka Madagascar oo Fashiliyey Shirqool la Doonayey in Lagu Dilo Madaxweynaha Dalkaas

Ciidammada ammaanka iyo hay’adaha sirdoonka dalka Madagaskar oo ah jasiirad ku taal badweynaha Hindiya ee bariga qaaradda Afrika ayaa sheegay inay fashiliyeen shirqool la...

Deegaanada maamulka Puntland oo bandoo la galin doono

Madaxda maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya oo uu hor kacayo madaxweynaha maamulkaas ayaa ka shiray xaaladaha guud ee deegaanadaas, waxaanay si gaar ah uga...

Maraykanka oo qabtay afar markab oo Iran ay leedahay

Maraykanka ayaa lagusoo waramayaa in uu qabtay afar ka mid ah maraakiibta dalka Iran oo shidaal u siday dalka ku yaala Koonfurta Ameerika ee...

Illowshiyuhu wuxuu astaan u yahay caqli-badnaan, daraasad cusub

Daraasad cusub oo ay dhawaan samaysay jaamacadda Toronto University ee waddanka Canada ayaa lagu ogaaday in ilowshiyuhu uu mararka qaar muhiim yahay, iyagoo sababeeyay. Khubarada...

Dawladda Qatar Oo Qiimeyn Ku Sameynaysa Dekeddaha Soomaaliya

Wafdi Ka Socda Dawladda Qatar Oo Maanta Soo Gaadhay Muqdisho Ayaa Kulan La Yeeshay Ra'Iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Iyaga Oo Labada Dhinac...

Dr.Fadal Ayaa Soo Jeediyay In Madaxweyne Biixi Ka Go’aan Gaadho Saami-qeybsiga.

Hargaysa:(SAABTV)- Xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,Maxamed Cismaan Fadal,kana mid ah aqoon-yahanka daraasadeeya Siyaasadda Somaliland,ayaa sheegay in Dooda adag...

“Somaliland Maalin Ay Ka Khatar Badantahay Ma Jirto” Faysal Cali Waraabe

Hargaysa:(SAABTV)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtidaba inay ku tumanayaan Shuruucdii Dalka ee...

Askarta Uganda ee Soomaaliya joogta oo bilo aan gunno qaadan

Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah kuwa AMISOM ee dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in aanay wax gunno ah qaadan muddo gadhaysa 10 bilood. Dawladda...

Madaxweyne Biixi iyo Wasiiro Ka Tirsan Soomaaliya oo isku arkay dalka Sacuudiga.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan xukuumadisa ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay wefti wasiiro oo ka socday dawladda federa-ka Soomaaliya oo...

Waa sidee ammaanka Afkaanistaan kadib bixitaanka ciidamada Maraykanka

Walaacyo joogto ah ayaa soo baxaya kadib markii Maraykanku uu sheegay in uu ciidamadiisa kala baxayo gudaha dalka Afkaanistaan. Bisha September ee sanadkan ayuu Maraykanku...

Soomaaliya oo dalbanaysa in la joojiyo hawl-galada budhcad-badeeda

Dawladda Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo hawl galada ka dhanka ah budhcad-badeeda Soomaaliya ee dawladaha badani ay ka wadaan biyaha Soomaaliya iyo kuwa...

Dhimashada oo sii kordhaysa xadka Turkiga iyo Giriiga

Tirada dhimashada ayaa sii kordhaysa xadka u dhexeeya wadamada Turkiga iyo Giriiga iyadoo laga cabsi qabo in ay dad kale ku nafwaayaan xadka. Waa muhaajiriin...

Dalka Austria Oo Mamnuucay in Xijaabka Lagu Tago Iskuulada.

Xildhibaanada baarlamanka dalka austria ayaa meel mariyay sharci mamnuucaya in xijaabka ama wax walba oo qarinaya madaxa lagu dhigto iskuulada dalkan ku yaala badhtamaha...

Erirtea oo Lagu Eedeeyay in ay Ku Xadgubto Xaquuqul Insaanka iyo Xoriyada Diimaha

Kumaan qaxoonti Soomaali  ah ayaa guuraya , ka dib markii ay dawladda Erirtea go'aansatay in la xidho xerada kaliya ee qaxoonti ee ku  taalla...

Kumanaan duulimaad oo la joojiyay dunida oo dhan

1,500 oo dulimaad ayaa la joojiyay Axadda maanta guud ahaan dunida iyadoo la filayo in duulimaadyo kalana la xanibo maalmaha soo socda. 5,900 oo dulimaad...

Cadbirraxmaan Cabdishakuur, oo si adag ugu jawaabay Sheekh Umal

Sheekh Umal, oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa si adag uga hadlay, hadal-jeedin uu dalka Jarmalka ka jeediyay siyaasiga Cadbirraxmaan Cabdishakuur, kaasoo uu ku...

Aqalka Cad Ee Maraykanka Oo Soo Dhawayn u Samayeeyay Bisad Ku Noolaan Doonta.

Tan iyo maamulkii madaxwaynihii Maraykanka George W. Bush, aqalka cad ee Maraykanka ayaa soo dhaweeyay bisaddii ugu horraysay ee ku noolaan doonta halkaasi. Bisaddan, amaba...

Fadhi wadajir ah ayaa la filayaa in baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku ansixiyo maalinta berri...

Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa daabacay is-afgarad dhex maray labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyagoo wararku sheegayaan in maalinta berri oo Sabti ah lagu...

Nidaamka dhaqaale ee Afkaanistaan oo qarka u saaran burbur

Baananka waawayn ee Afkaanistaan waxay qarka u saaranyihiin in ay xidhmaan, iyagoo baaqyo kala duwan soo saaraya. Dhibaatada ugu wayn ee haysata ayaa ah in...