Dawladda Maxaa Ka Hortaagan inay La Timaado Qorshe Lagu Sugayo Amniga Caasimadda?

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Waxay Sanadihii ugu Danbeeyay Marti galinaysay Xaalad Amni Darro oo isugu Jira Dilal Badheedh ah, Qaraxyo, Dhac Xoole...

Qarax Muqdisho ka dhacay iyo khasaare uu sababay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ka dhacay qarax sababay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa ayaa lala eegtay irida xerada...

HADHWANAAG NEWS OO XAYIRAAD LA SAARAY

Maxakamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa goordhawayd shaacisay in xayiraad lagusoo rogay dagalka wararka laga akhristo ee HadhwanaagNews. Maxkamadda ayaa sheegtay in kadib markii ay qiimaysay dacwad...

Boosaaso oo laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan

Magaalada xeebta dhacda ee Boosaaso ee maamulka Puntland waxa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo cabsi galiyay dadka deegaanka. Ciidamada Puntland ee ka amar qaata madaxweyne...

Hindiya oo diiday qorshaha dunida ee Cimilada uga yaala

Hindiya waxay diidantahay in ay dhaqan galiso qorshaha ama yoolka dunida uga yaala in meesha laga saaro gaasta wasakhaysan ee hawada dhaawacday, taas oo...

Waaxda difaaca Maraykanka ee Pentagon, ayaa qiratay weerarka gantaalaha ee ay Iiraan ku qaadday...

Waaxda difaaca Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay inay Iiraan daraasiin gantaallo ah ku weerartay saldhigyo Militari oo kuyaalla ciraaq kuwaas oo fadhiisin u ah...

Madaxweynaha Hirshabeele Ayaa La Kulmay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan Magaalada Jowhar kula qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub, waxaana ay ka wada...

Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda.

Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda. Hayadda socdaalka iyo dalxiiska ee marka magaceeda lsoo gaabiyo loo yaqaano WTTC ayaa...

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo La Kulmay Madaxda Hay’Ada FOA

Kulankani Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Hay'Ada Beeraha Iyo Cuntada Aduunka Ee FOA Oo Aw Horkacaayo U Qabilsanaha Hay'Ada...

Madaxwayne Farmaajo oo xukuumadda faray kor-u-qaadidda tayada caafimaad ee xarumaha Karantiilka Xanuunka Covid-19

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay...

Masar oo 4 sanno kadib laga qaaday xaaladdii degdega ahayd

Afar sanno kadib waxa Masar laga qaaday xaaladdii degdega ahayd ee saarnayd tan iyo sanadkii 2017, markaas oo xaalad deg deg ah lagusoo rogay...

Hey’Adda Culimada Soomaliyeed Oo Ka Digay Bandhig Faneed Ka Dhacaya Muqdisho

Hey’Adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa Digniin Ka Soo Saaray Bandhig Faneedyo 20-Ka Bishan Lagu Qabanayo Magaalada Muqdisho, Guddoomiyaha Hey’Adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad Oo...

Pompeo oo dhaliilay heshiiska lagu caawinayo Iran

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa cambaareeyey qorshaha Midowga Yurub ay shirkadaha Yurub uga caawinayaan inay ganacsi la sameeyaan Iran, xilli ay wajahayaan...

Madaxwayne Muuse Biixi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada mucaaradku sheegeen...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay khilaafka mucaaradka iyo xukumaddiisa u dheexeeya, kaasoo ku qotoma Komishanka ay dhawaan ansixiyeen...

Hargeysa oo qalliinada maskaxda la keenay

Cisbitaalka Haldoor ee uu aasaaday doctor Maxamed Cabdi Gabboose ayaa bilaabay qalliinada dhanka maskaxda iyo neerfayaasha oo illaa hadda ay sheegeen in ay dhammaan...

Masar ayaa xabsiyada kasii daysay saddex kamid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha kadib...

Masar ayaa siideysay seddex xubnood oo ka tirsan ururada hormoodka ah ee xuquuqda aadanaha ka dib olole caalami ah oo wadajir ah kaas oo...

Is rasaasayn ka socota xabsiga dhexe ee Xamar iyo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh...

Wararka Saab TV kasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas laga dhex maqlay xabsiga dhexe ee Xamar, wararka ay qoraysto warbaahinta Muqdisho ayaa...

Wefti ka Socda Qaramadda Midoobay oo Muqdisho soo gaadhay.

Magaaladda Muqdisho Waxaa Lagusoo Dhaweeyay Wefti Balaadhan oo ay Hogaaminayso kaaliyaha xoghayaha guud ee QM U Qabilsan Arrimaha siyaasadda, Rosemary DiCarlo. Weftigan ayaa Waxaa Dalka...

Maxaa Laga Turjuman Karaa Hadalkii Madaxwaynaha Uganda Ku Duray Dawladda Soomaaliya?

Madaxweynaha dalka uganda Yoweri Museveni ayaa dalka somaliya ku tilmamay dal bilaa dawlad ah. Mdaxweyne museveni ayaa hadalkan sheegay maalintii insniinta mar uu ka...

Somaliland oo si adag uga hadashay hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade

Dawladda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay Jeneraal Cabdiraxmaan Guulwade, oo ka mid ahaa guddi uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay...