Putin oo go’aan cusub kasoo saaray Dagaalka Yukrayn

Madaxweynaha waddanka Ruushka ayaa war cusub kasoo saaray dagaalka Yukrayn gaar ahaan dagaalka ka socda magaalada Mariupol. Vladamir Putin wuxuu go'aan kusoo saaray in aan...

Maraykanka oo kaalmo u baahan xili Covid-19 uu ku fidayo

Dalka Maraykanka ayaa u baahan kaalmo iyo taageero loo fidiyo gudaha dalkiisa, kadib caabuqa Covid-19 oo si ba'an u saameeyay dalka. Baadhitaano ay wadaan qaar...

Maraykanka oo rabshado dilka nin madaw ah ka dhashay ay sii kordhayaan

Dibad-baxyada ayaa kusii xoogaysanaya qaar ka mid ah magaalooyinka waawayn ee dalka Maraykanka, iyadoo ay dadku ka gadoodeen dilka nin madaw ah oo aan...

Kim Jong Un oo raali-galin ka bixiyay dil ay ciidamadiisu gaysteen

Kim Jong Un hogaamiyaha Kuuriya Waqooyi wuxuu markii ugu horaysay ka hadlay dil ay ciidamadiisa milatarigu u gaysteen sarkaal ka tirsan waaxda kalluumaysiga ee...

50-sanno guurada afganbigii Siyaad Barre

50 sanno ka hor maanta oo kale waxa guud ahaan dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ka dhacay afganbi milatari oo uu madax...

“Waa suurtagal in Covid-19 aanu waligii dhammaan” WHO

WHO, hay’adda caafimaadka dunida, waxay ka digtay in xanuunka Coronavirus aanu dhammaan. Madaxa xaaladaha degdega ah ee WHO ayaa sheegay in ay adagtahay saadaalinta wakhtiga...

Farmaajo oo ku adkaysanaya in uu sii ahaan doono madaxweynaha

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aayaa ku adkaysanaya in uu sii ahaan doono madaxweynaha Soomaaliya siina joogi doono xafiiska illaa inta madaxweyne kale imanayo. Afhayeenka xukuumadda Farmaajo...

Isku-dhacyo mar kale ka bilaabmay Sudan

Magaalada Khartuum ee caasimadda waddanka Sudan waxa mar kale kasoo cusboonaaday isku-dhacyo kale oo u dhaxeeya ciidanka. Rasaas iyo qaraxyo xooggan oo Salaasadii soo bilaabmay...

Somaliland oo sheegtay inay qaadayso tallaabo millatari oo ka dhan Kooxaha ku soo Duulay...

Xukuumadda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay caawa soo saartay waxay kaga hadashay xaaladaha amni ee magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, iyadoo sheegtay in kooxo argagixiso ahi...

Dawladda Soomaaliya oo Amisom Kala Wareegtay Kuuliyadii Jaale Siyaad.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta La Wareegtay Dhismaha kuuliyaddii Jaalle Siyaad oo ay Tobankii Sanno ee ugu Danbeeyey Saldhig Milateri u ahayd Cidamadda Waddanka...

Masuuliyiin Ku Dhintay Diyaarad Ciidan Kusoo Dhacday Dalka Suudan

Diyaarad nooca helikabtarta ah ayaa ku burburtay bariga dalka sudan, halkaas oo uu ku dhintay badhasaabkii gobolka ay kusoo dhacday, iyo afar  masuul oo...

Dhaqaalaha ay alShabaab ku bixiso hubka oo la ogaaday

Kooxda alShabaab ayaa la ogaaday in ay aduun badan ku bixiso dhanka hubka taas oo snaad walba malaayin doollar gaadhaysa. $24 million ayay alShabaab sanadkii...

Muxuu daarranaa kulanka Komishanka doorashooyinka iyo madaxwaynaha Somaliland ee maanta madaxtooyada ka qabsoomay?

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland kula kulmay guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland. Qoraal lagu daabacay barta Facebook ee madaxtooyada Somaliland,...

Turkiga oo wax ka bedelay muwaadinnimada maal-gelinta lagu helo

Dawladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay wax ka bedel ku samaysay sharciyada dalkaas iyo qaabka ay muwaadnimada ku heli jireen dadka maal...

Dawladda Shiinaha oo Toogasho Xukuntay Muwaadin u Dashay Canada.

Dawladda shiinaha ayaa nin u dhashay dalka canada ku eedaysay inuu daroogo sharci-darro ah ka ganacsnayay, kadibna ku xukuntay dil toogasho ah. Kiiska ninkan ayaa...

Ashraf Qaani oo mar kale madaxweyne noqonaya

Ashraf Qaani wuxuu u muuqdaa mid mar kale kusoo noqonaya hogaanka dalka Afkaanistaan. Wuxuu ahaa nin qoonyahan ah oo talada dalkan ku guulaystay sanadkii 2014kii. Ninkan...

Dawladda Sucuudiga oo Jabsatay Xogta Shakhsiga ugu Hantida Badan Dunida

Dawladda sucuudiga ayaa jabsatay moobilka gacanta ee ninka ugu hantida badan dunida, iyagoo baadhaya xogtiisa gaarka ah, sida ay shegeen khubaro baadhitaan ku sameeyay...

Wasiir kamid ah golaha wasiirrada Puntland ayaa ugu geeryooday xanuunka Coronavirus magaalada Muqdisho

Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid ayaa maanta ugu geeryooday xanuunka  Coronavirus ugu magaalada Muqdisho. Geerida wasiirka ayaa waxaa lagu xaqiijiyey...

Soomaaliya: 79 Qof oo cusub ayaa laga helay Coronavirus iyadoo dhimashaduna ay korodhay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu yidhi: ''Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta bulshada gaarsiisay sidii caadada ahayd xaaladaha cusub...

Hormuud Telecom oo noqotay shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo la siiyo shahaadada caalamiga...

Maamulka sare ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud wuxuu ku faraxsan yahay inuu la wadaago macaamiisha, saamilleyda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in Shirkadda Hormuud ay...