Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya ku xadidday dal ku galka

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay ka hadashay go'aanka ay dowladda Kenya ku xadidday dal ku galka ,iyadoo maalin ka hor laga hor istaagay...

Ra’iisul Wasaaraha Austrelia oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi.

Codadkii ugu danbeeyay ayaa la tiriyay doorashada dalka australia iyadoo raysalwsaaraha imika haya taladuna uu mar kale ku guulaystay jagadan. Scot morison, ayaa ku guulaysanaya...

Sucuudiga Oo Eedaymo Culus u Jeedisay Dalka Iran.

Dawladda sucuudiga ayaa sheegtay in aanay diyaar u ahayn dagaal ka dhaca gobolka, balse ay ka jawaabi doonto wax ay ku tilmaantay falal daandaansi...

Dawladda Soomaaliya oo Dacwad u Gudbisay Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa digniin u diray ganacsatada iyo cid walba oo ku lug leh saaridda iyo dhoofinta dhuxusha,sida lagu sheegay...

Xulafadda Sacuudiga oo Duqaymo Dad Badani Ku Dhinteen Ka Gaystay Yemen.

Ugu yaraan lix qof oo shacab ah kuna jireen caruur iyo haween ayaa lagu dilay duqaymo ay xulafada uu sucuudigu hor kacayaa ka fuliyeen...

Dalka Austria Oo Mamnuucay in Xijaabka Lagu Tago Iskuulada.

Xildhibaanada baarlamanka dalka austria ayaa meel mariyay sharci mamnuucaya in xijaabka ama wax walba oo qarinaya madaxa lagu dhigto iskuulada dalkan ku yaala badhtamaha...

Maraykenka oo Shaqaalihiisa Ciraaq Jooga Ku Amray in Deg Deg ugasoo Baxaan

Dawladda maraykanka ayaa dhamaan shaqaalaha caadiga ah ee ka jooga dalka ciraaq ku amartay in ay kasoo baxaan, iyadoo shaqaalaha safaaradana la bixi doonta,...

Dad Badan oo Ku Dhintay Dibadbaxyo Kasoo Cusboonaaday Dalka Sudaan

Ugu yaraan todoba qof oo dibadbaxayaal ah iyo hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka ayaa ku nafwaayay halka in kabadanina ay ku dhaawacantay...

Akoonadda Dad Badan oo Isiticmaala Shabakadda WhatsApp oo La Jabsaday.

Shirkadda facebook oo iska leh barta ay bulshadu farimaha isku dhaafsato ee loo yaqaano whatsap ayaa qirtay in loo dhacay akoonada kumanaan qof oo...

Dad Badan oo Ku Dhintay Dooni ku degtay Xeebaha Dalka Tunisia.

Dooni sidday dad fara badan oo isugu jiray Qaxooti iyo kuwo muhaajiriin ah ayaa ku qallibantay biyaha badda Medetereeniyan,gaar ahaan xeebaha kutaala dalka Tunisia,halkaasi...

Wada-hadallo Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha oo burburay

Wada-hadalladii arrimaha ganacsiga diirrada Lagu saarayay ee Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha ayaa ugu dambeyn guul darro ku dhammaaday,iyadoon wax natiijo ah aan...

Maraykanka oo hakiyay heshiis uu maydad kula soo wareegayay

Dawladda Maraykanka ayaa hakisay dadaalladii ay kula wareegaysay haraaga askartii laga laayay intii uu socday dagaalkii Kuuriya, iyadoo bartanka lagaga jiro xilli uu go'ay...

Talyaaniga iyo Soomaaliya oo Laba Heshiis Kala Saxiixday.

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Saadiq Warfaa   iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo Campanille ayaa magaalada...

ONLF oo ka hadashay Gaaska dabiiciga ah ee laga helay gobolka Soomaalida

Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay in deegaanka Soomaalida laga helay keyd Gaaska Dabiiciga ah oo gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet. War ka soo baxay wasaaradda Macdanta...

Ra’iisul wasaaraha Australia oo madaxa looga dhuftay ukun

Ra'iisul wasaaraha dalka Australia, Scott Morrison ayaa weerar kala kulmay gabar 25 jir ah , xilli uu ku jiray olole doorasho. Morrison ayaa qeybta dambe...

Maxaa Kasoo Kordhay shirka Garoowe uga Socda Madaxda Soomaaliya.

Maalintii saddexaad waxaa magaalada Garoowe ka socda shir wadatashi ah oo u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada,iyadoo hoggaamiyeyaasha ay diirrada saarayaan sidii xal loogu...

Xiisadda ka taagan marinka qaza ayaa kor usii kacaysa,

Xiisadda ka taagan marinka qaza ayaa kor usii kacaysa, xili xoogaga falastiiniyiinta ee marinka qaza iyo ciidamada isra’iil ay jibaareen weerada ay qoloba qolada...

Kim Jong Un oo Toos u Daawanaya Gantaalo Nukliyeer ah oo ay Markale Gantay.

Hogaamoiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un ayaa daawanayay tijaabada gantaalo kale uu wdaankiisu ganay, sida ay ku warantay warbaahinta dawladda ee dalkan ku yaala bariga...

Boqolaal Qof oo Dibad Baxyo Isugusoo Baxay Dalka Venezuela.

Boqolaal ka mid ah shacabka dalka ven ayaa isasoo dhoobay wadooyinka magaalda caasimadda ah caracaw, xili uu hogaamiyah mucaaridka hjuan gu uu ku baqay...

Hogaamiyaha Kooxda Daacish oo Markii ugu Horeysay Laga Arkay Muuqaal Muddo 5 Sanno ah.

Hogaamiayaha mudada dheer la la’aa ee kooxda daacish, abubakar albqadadi, ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqday muuqaal muran badan dhaliyay, kadib muddo shan sanno...