Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay safiirrada caalamka ka jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iyo danjirayaasha ka hawlgala Muqdidsho. Madaxweynaha oo hadal kooban...

Soomaaliya: “Ma Jiraan Wakiilo Nooga Qayb galaya Shirka La Sheegay in uu Nairobi Ka...

Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa Markii ugu Horaysay Cadaysay Mawqifkeeda Ku aadan Shir La Sheegay in uu Maanta Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya ku Dhex...

Dalka Canada oo Xidhiidh Cusub La Samaynaya Dawladda Soomaaliya.

Dawladda Canada ayaa Dib u Cusboonaysiiyey Xidhidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ay La Lahayd Dawladda Soomaaliya. Xadlad Kooban oo Ka Qabsoontay Xarunta Madaxtooyadda Dawladda Soomaaliya ayuu Madaxwayne...

“Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha,” Boobe Yuusuf Ducaale

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Kamida Siyaasi inta Badan Ka Faalooda Siyaasadda Geeska Africa ayaa si adag uga Hadlay Shir Magaaladda Nairobi ku Dhexmaraya...

Maraykanka oo Weerar Dhanka Internetka ah Ku Qaaday Waddanka Iran

milatariga maraykank ayaa weerar dhanka internertka ah ku qaaday hanaanka ay u shaqeeyaan gantaalada waddanka iran, iyo shabakadaha sirdoonka ee xukuumadda tehran, sida ay...

Taliyihii Ciidammada Itoobiya iyo Madaxwaynihii Deegaanka Amxaaradda oo la dilay

Madaxii ciidanka dalka itoobiya, madaxweynihii maamulka amxaarada iyo madax kale ayaa lagu dilay magaalada bahar dar ee caaasimadda gobolka Amxaaradda. Raysalwasaaraha itoobiya, abiy ahmed oo...

Madaxwayne Biixi oo Masuuliyiin Cusub Xilal u Magacaabay.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto soo Saaray Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumdiisa. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu...

Kenya oo Saddex Nin u Maxkamadaysay Weerarkii Lagu Qaaday Jaamcadda Gaarisa

Maxkamad ku taala dalka kenya ayaa sheegtay in saddex nin ay ku heshay danbi la xidhiidha in ay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday...

Erdogan oo Dawladda Masar Ku Edeeyay Geerida Madaxwaynihii Hore Mohamed Morsi

Madaxweynaha dalka turkiga ayaa dawladda masar ku eedeeyay dhimashada madaxweynahii hore waddanka masar, maxamed morsi. Recep deyib erdogan, ayaa xusay in maamulka madaxweyne sisi ay...

Madaafiic Lagu Weeraray Ceelal Shidaal Oo Ku Yaala Dalka Ciraaq.

Illaa 3 qof oo shqaale ciraqiyiin ah ayaa ku dhaawacmay gantaal lagu tuuray aag ay deegenyihiin kambaniyo badan oo ka shaqeeya saliida dalka ciraaq. Gantaalka...

Khubarada Caafimaadka oo Ka Digay aaminaad La’aanta Dadka Ee Talaalada

Khubarada caafimaadka ayaa si wayn uga digay aaminaad la’aanta talaalalka ee bulshada caalamka oo ay ku tilmaameen tallaabo dib loo qaaday oo khatar ku...

Warbixin, Taariikh-Nololeedkii Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise ”Sangub”

Warbixin, Taariikh-Nololeedkii Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise ''Sangub'' https://www.youtube.com/watch?v=ltpZXRImReI

Marekanka oo sheegay inuu Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab ka tirsan ku dilay Soomaaliya.

Taliska ciidammada Marekanka ee Afrika ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal duqeyn dhanka cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday saldhigyo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaallamayaal...

Nin 24-Sanno Ka Hor Diyaaradii uu Nadiifiyaha Ka ahaa oo uu Ka Noqday Duuliye.

sheekada ninkan ayaa soo jiidatay in badan oo ka mid ah bulshada caalamka. 24 sanno ka hor ayaa nadiifye diyaaradeed looga shaqaalaysiiyay shirkadda air...

Illaa 8 Qof Oo Shacab ah ayaa Ku Dhintay Duqayn ay Ciidamada Suuriya Fuliyeen.

Ugu yaraan 8 qof oo raiyd ah ayaa lagu dilay halka dad kalana ay ku dhaawacmeen duqayn ay gaysteen ciidamada dawladda suuriya. Duqaynta ayaa ka...

Qaramada Midoobey oo ka digtay khilaafka Gacanta Ka Taagan.

Qaramadda Midoobay ayaa ka Digtay in Dunidu aysan Awoodi Karin "Khilaaf Wayn oo Ka Qarxa Gacanka" iyadda oo uu Dareenka Caalamku Kor u Kacay...

uganda oo Mamnuucday isu-Imaatinka Dadweynaha Degmada Kasese Cabsi Qabo Cudurka Ebola.

Dawladda dalka Uganda oo kuyaal bariga Afrika ayaa shaacisay in qofkii labaad uu u geeryooday Cudurka Ebola, cudurkan ayaa kahor intii aanu labadan qof...

Qaraxyo Lagu Weeraray Laba Markab oo Saliida Xambaara Dalka Cumaan.

Tobanaan ka mid ah shaqaalaha laba markab oo saliida xambaara ayaa laga daadgureeyay gudaha maraakiibtii ay saarnaayeen, kadib markii qaraxyo laga dhex maqlay. Maraakiibta oo...

Yaa noqon doona ra’iisul-wasaaraha cusub ee Britain?

Xildhibaanada xisbiga conservativeka ee dalka ingiriiska ayaa maanta bilaabay in ay soo doortaan cidda bedeli doonta raysal wasaarihii xafiiiska banaysay ee Theresa may. Cidda loo...

Isticmaalka Tamarta aduunka oo kor u Kacay 10-Kii Sanno Ee ugu Danbeeyay.

isticmaalka tamarta quudinta asaasiga ah ayaa kor u kacday boqolkiiba 2.9% sanadkii la soo dhaafay, isla markaana wuxuu gaadhsiiyey 13.8 bilyan oo tan shidaalkii...