Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda.

Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda. Hayadda socdaalka iyo dalxiiska ee marka magaceeda lsoo gaabiyo loo yaqaano WTTC ayaa...

Hindiya oo xaaladeedu ay faraha kasii baxayso

Xaaladda ayaa faraha kasii baxaysa iyadoo shacabka Hindiya ay oxygyn la’aan u dhimanayaan kadib caabuqa Covid-19 oo halis galinaya dalkan ay ku noolyihiin 1.3...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo mar kale si adag uga hadlay xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland,...

Dawladaha Soomaaliya iyo Shiinaha, ayaa mar kale ka hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Dawladda Shiinaha ayaa Salaasadii si adag uga hortimi, nooc kasta oo ah...

16 million oo qof oo Talyaaniga lagu xakameeyay

Dawladda Talyaaniga ayaa in ka badan 16 million oo ka mid ah shacabkeeda xanibaad kusoo rogtay, kadib caabuqa Covid-19 oo kusii fidaya gudaha dalkaas....

“Dhuusamareeb DIib-u-Heshiisin Kama Socoto ee Siminaar ayaa Ka Socda” Madaxwayne Xeef.

Madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf oo shalay tagay magaalada hobyo ee gobalka mudug ayaa maanta hadal ka jeediyay shirka mid ka mid ah...

Kenya oo joojinaysa diyaaradaha gargaarka ee Soomaaliya taga

Kenya waxay ku hanjabtay in ay joojinayso dhammaan duulimaadyada taga dalka Soomaaliya ee soo gala Kenya ama ka imanaya ee tagaya gudaha dalka Kenya. Xukuumadda...

Nancy Pelosi oo jeex-jeexday khudbaddii uu Trump jeedinayay

Afhayeenka aqalka Koongareeska wadddanka Maraykanka ayaa gabi ahanaba jeex-jeexday khudbaddii uu akhriyay madaxweyne Trump oo uu nuqul ka mid ah siiyay intii aanu bilaabin...

Madaxwaynaha Somaliland ayaa aasaasay sanduuqa horumarinta dhallinyarada Somaliland

WAREEGTO MADAXWEYNE: 17/02/2020 Wareegto madaxwayne oo kasoo baxday xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, ayaa madaxwayne Muuse Biixi ku aasaasay sanduuqa horumarinta dhallinyarada Somaliland. Wareegtada kasoo baxday xafiiska...

Waqooyiga Kuuriya oo Koonfurta ku canaanatay sarkaal ay ka dishay

Waqooyiga Kuuriya waxay canaan u jeedisay dalka Koonfurta Kuuriya oo hore ay uga dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa waaxda kalluumaysiga ee Koonfurta Kuuriya. Xukuumadda...

Tobanaan qof oo ay laayeen milatariga dalka Niger

Milatariga dalka Niger waxa lagu eedeeyay dilka tobanaan qof oo shacab ah, oo ay dileen xili hawlgalo ay ku jireen. Komishanka qaranka ee xuquuqda aadanaha...

Somaliland oo Shiinaha ka diidday inay xidhiidhka u jarto Taiwan, xilli uu Shiinuhu u...

Dawladda Somaliland ayaa ka diidday Shiinaha dalab uga yimi kaas oo ahaa inay xidhiidhka u jarto jasiirradda Taiwan. Warkani, oo lagu daabacay mareegta Raadiyaha caalamiga...

Deg deg, Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay heshiiskii dalwadda federaalka, maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

  Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in baarlamaanka Soomalaiya ay ansixiyeen heshiiskii doorashada, kaasi oo ay wada gaadheen madaxwaynaha Soomaaliya, maamul-goboleedada iyo...

Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Cabdirraxmaan Cabdishakuur oo u duulay Kismaayo

Warar uu helayo Telefishankan Saab, ayaa sheegaya in madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefti ka tirsan xisbiga Himilo ay u...

Maraykanka oo dhimay duqaymihii uu Soomaaliya ka fulin jiray

Dawladda Maraykanka ayaa dhintay duqaymihii ay ka fulin jirtay Soomaaliya iyo wadamo kale oo Yemen iyo Afkaanistaan ay ka mid yihiin. Warbixin ay soo saartay...

Prof. Cali Khaliif Gallaydh, maalintii uu geeryooday illaa maanta oo Muqdisho lagu aasay, jagooyinkii...

Waxay ahayd 8-dii bishan Ocotober, markii uu magaalada Jigjiga uu ku geeryooday, Allah ha u naxariistee siyaasi Cali Khaliif Gallaydh oo ahaa siyaasi caan...

Biden iyo Putin oo arimo akla duwan ka wada hadlay

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Maraykanka ayaa yeelanaya wada hadal iyagoo ka wada hadli doona xiisadaha muddooyinkii ugu danbeeyay jiray. Arinta ugu horaysay ee miiska saaran ayaa...

Dawladda Itoobiya iyo Tigrayga oo u dhaw in ay heshiiyaan

Qaramada Midoobay waxay rejo wanaagsan ka muujisay xal laga gaadho colaadda ka aloosan gudaha waddanka Itoobiya, iyadoo dedaalada dhexdhexaadintu ay mar kale meel wanaagsan...

Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qodobadda Kasoo Baxay Shirkii Midowga Africa.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo Dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro in deymaha...

Midawga Murashaxiinta oo Farmaajo u aqoonsanaya ‘qas-wade’

Mucaaridka Soomaaliya waxay madaxweyne Farmaajo u aqoonsanayaan ‘qas-wade’, kadib war ay kasoo saareen kulamo xalay ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Golaha Midawga...

Warsaxafeed ka soo baxay kulankii Dhexmaray Madaxda Xisbiyada iyo Madaxweynaha Somaliland

WAR-SAXAAFADEED: 26/08/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda axsaabta qaranka kulankaas oo lagaga wada hadlay sii...