Warbixin: Afduubkii diyaaraddii ugu horraysay uguna dambaysay ee ay dawlad Soomaaliyeed yeelato.

Waxay ahayd shirkaddii ugu horraysay ee diyaaradeed taas oo uu ku xardhanaa calanka Soomaaliya ee cirka u eg, Somali Airlines, oo fikraddii lagu aasaasay ay...

Kashmir: 60,000 oo qof ayaa dhintay saddex dagaal 70-sanno Gudahood.

ugu yaraan 60, 000 oo qof ayaa dhintay 70-sanno saddex dagaal  oo u dhexeeyay laba wadan oo ku hubeysan  Nuclear, waxaana jira tacadiyo ka...

Madaxweyne Biixi iyo Wasiiro Ka Tirsan Soomaaliya oo isku arkay dalka Sacuudiga.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan xukuumadisa ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay wefti wasiiro oo ka socday dawladda federa-ka Soomaaliya oo...

Amiirka Imaaraatka oo Booqday Sacuudiga Kadib guushi ay ka Gadheen Dagaalkii Koonfurta Cadan.

Amiirka Boqortooyadda Abu Dhubi ayaa Booqday Dalka Sacuudi Carabia Waxaanu ugu yeedhay Dhinacyadda Ku Dagaalamaya Magaaladda Cadan ee Dalka Yemen inay Wadda Hadal la...

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

Kenya oo Dadaal ugu jirto kursi ay ka hesho Golaha ammaanka Qaramada Midoobay

Madaxweyne Uhuru Kenyatta , ayaa  dalalka shisheeye ka wada dadaal uu doonayo in uu ku sugo sidii ay Kenya  kursi ugu heli lahayd golaha...

Cabitaanka Bunka Oo La Ogaaday In Cimriga Qofka Dheereyo.

Dadka  ayaa cabayay Bunka  illaa qarnigii 15-aad , ayaa sayniska  ayaa sharaxaad ka bixiyey faa’iidada caafimaad  ee ku jirta. Haddii aanad cabin Bunka cilmi-baadhistan  ayaa...

Kooxda la-dagaallanka burcad-badeeda ee Soomaaliya oo Canbareeyay Talabadii Somaliland.

Kooxda caalamiga ah ee la dagaalanka budhcad-baddeeda Soomaaliya , ayaa cambaareeysay sii dayna 19 maxbuus oo budhcad-badeed ahaa, kuwaasoo ana dhamaysan muddadii lagu xukumay Kooxda...

Ingiriiska oo Si Rasmi ah ugu Biiray Hawl-Galka Ka Dhanka ah Dalka Iran

Ingiriiska ayaa ku biiray hawlgalka uu maraykanku bilaabay ee lagu sugayo amniga maraakiibta ku safraysa marinka hurmuz. Oo xiisad culusi ay ka taagantahay. Tallaabda ingiriiska...

Barack Obama oo Shacabka Dalkiisa u Diray Fariin Garab istaag ah.

Madaxweynihii hore ee dalka marykanka ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay in aanay dhag u dhigin wax uu ku sheegay hadalada nacaybka leh ee kasoo...

Booliska Ruushka oo Boqolaal Qof Xasbiga Dhigay.

Poliska dalka ruushka ayaa xabsiga dhigay boqolal qof oo ka qayb qadanayey banan bax lagaga soo horjeedo hananka doorashada goolaha deeganka ee ka qaabsoomi doonta dhisha...

Guddoomiyaha gobolka Togdheer oo la wareeray Xili uu Safar ku Jiray.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi. Guddoomiye Xamse ayaa waxa lagu weeraray deegaanka...

Gudoomiye Cabdiraxmaan YARIISOW oo geeriyooday

Guddoomiyihii gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Doha ee dalka Qatar oo lagu daweynayey. Yariisow ayaa waxa uu ku...

Madaxweyne Farmaajo oo celiyay jinsiyaddiisii labaad ee Marekanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , ayaa ka tanaasulay dhalashada Mareykanka oo uu haystay . Waxa la sheegay in khuburo dhanka sharciga ah oo ka...

Shiinaha ayaa caasimadiisa Beijin ka Mamnuucday Astaamaha diinta Islaamka.

Waxay qayb ka tahay dedaalada uu shiinuhu ugu jiro sidii uu hoos ugu dhigi lahaa aaminaada diinta islaamka. Maammulka magaalada beijin ee caasimadda dalka shiinaha...

Madaxweyne hore oo Maraykanka ah ayaa Afrika ku tilmaamay “Daanyeero”

Maalin uun kadib markii Qaramadda midoobay ay aqoonsatay jamhuuriyadda shiinaha, sanadkii 1971-kii, madaxweynhii ee maraykanka, Ronald Reagan oo markaa ahaa badhasaabkii gobolka California ayaa...

Kenya ayaa kordhinaysa qaadka Miirooga ee loo soo dhoofiyo Somaliland

Dawladda Kenya, ayaa qorshaynaysa in ay qunsuliyad ka furato magaalada Hargeysa ee Somaliland si loo kordhiyo qaadka Miirooga ee la keeno Wasiirka ganacasiga Peter Munya...

Arday Dibadbaxayaal Ku Dhintay Dalka Suudan.

Illaa 5 qof oo dibadbaxayal ah, kuna jireen afar arday ayay toogasho ku dileen cidamada amaanka ee dalka sudan, xili ay kala dirayeen arday...

Dadweynaha Itoobiya oo Hal Maalin Ku Beeray in Ka Badan 350-Million.

Shacabka itoobiya ayaa in kabadan 350-Milyan oo geed ku beeray muddo hal maalin ah, iyadoo ka qayb ah oloaha ay itoobiya ugu jirto dhir...

Booliska Moscow oo Boqolaal Qof Xabsiga u Taxaabay.

Booliska magaalada moscow ee caasimadda dalka ruushka ayaa xabsiyada u taxabay dad ka badan 1000 qof oo mudaharaado ka dhigayay gudaha magaalada. Dadka la xidhay...