Shiinaha oo u Dabaal dagaya Afartan Sanno Kadib Markii Dhaqaalahiisa Loo Furay Dunida.

Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping oo Ka Hadlayay Munasibad Lagu Xusayay afartan Sanno Guuradii Kasoo Wareegtay isbadalkii Dhaqaalaha Shiinaha Wuxuu Sheegay in aan Waddankiisa...

Arsenal iyo Chelsea oo foodda is daraya

Labada kooxood ee ka wada dhisan magaalada caasimadd ah ee London ee waddanka Ingiriiska ayaa Axadda maanta kulan adagi uu ku dhex mari doonaa...

Madaxweyne Farmaajo oo Daahfuray Barnaamijka Waxbarashada Dadweynaha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay...

Somaliland oo ka Falcelisay Beelaha Lagu dhexdhexaadinayo Jigjiga.

Magaaladda Jigjiga ee Caasimadda Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa waxa ka furmay shir lagu dhexdhexaadinayo Laba Beelood oo Dhowr Jeer dirir Colaadeed ay ku dhex...

Maamulka Madaxwayne Biden oo Gargaar Militari ka xayiraya Masar.

Wararka ka imanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in maamulka madaxwayne Biden uu gargaar Militari kaasi oo dhan $130 Milyan, ka xayirayo dalka Masar, kadib...

Weerar 12 qof lagu dilay oo ka dhacay Gobalka california ee dalka Maraykenka.

ilaa 12 qof ayaa lagu dilay toogasho wadareed ka dhacday magaalada thousand oaks ee gobolka california ee dalka maraykanka. Toogashada ayaa bilaabantay 9-kii fiidnimo ee...

Madaxweynaha Yemen oo iska wareejiyay awoodaha, ku-xigeenkiisana eryay

Madaxweynaha dalka Yemen wuxuu iska wareejiyay dhammaan awoodaha madaxweyne ee uu lahaa. Abdrabbuh Mansur Hadi wuxuu sidoo kale xilka ka qaaday ku xigeenkiisii dawladda ay...

Bannaanbaxyo Iska-soo hor-jeeda oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka

Magaalada Washington, ee caasimadda dalka Maraykanka waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay soo qaban-qaabiyeen kooxaha midigta fog ee ajaanibka neceb, iyaga oo sheegay in...

Itoobiya oo war kasoo saartay dagaalka dalkaas

Itoobiya waxay ku dhawaaqday in ay hajisay dullaanka ka dhanka ahaa ciidamada TPLF ee hore ugu fiday qaybo ka mid ah Itoobiya gaar ahaan...

Maxkamada ciidamada Somalia oo xukun ku riday askari dhac geystay

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax...

“Dagaalka Yukrayn sanado ayuu soconayaa” NATO

Gaashaan buurta NATO waxay ka digtay in dgaaalka Yukrayn uu socon doono muddo sanado ah kadib markii ay darseen xaaladda dagaalka iyo mawqifka dhinacyada. Waa...

Huwanta Uu Sucuudiga Hogaaminayo Oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha’ Ee Magaalada Hudaida

Ciidamo Ka Socda Midowga Sacuudiga Iyo Imaraatka Ayaa Qabsaday Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hudaida, Sida Ay Sheegeen Mas'Uuliyiin Milatari Ahi. Dhinaca Kale, Waxaa Jira Warar...

Maraykanka oo cuno-qabatayn kusoo rogay madaxda Soomaaliya

Dawladda Maraykanka ayaa cuno qabatayn kusoo rogtay qaar ka mid ah madaxda dalka Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dawladihii hore, sida lagu sheegay war...

Hirshabeele oo shaaciyay doorashada 11 kursi

Gudida Doorashada Maamulka Hirshabeele ayaa shaaciyay qabashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadoodu taalo  magaalada Beledweyne. Kuraastan waxa ku jira...

Madaxwayne Deni ayaa la kulmay guddida-ku-meel gaadhka doorashada Puntland, waxaanu sheegay inay ka go’antahay...

Madaxwaynaha maamulka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka dhagaystay guddida ku-meel-gaadhka ah ee doorashooyinka maamulkaasi kulan iskugu yimaadeen, kaasi oo gogol xaadh...

Indonesia :Dhulgariir Xoogan oo mar kale ku dhuftay Jasiirada Lombok.

Jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia waxaa mar kale ku dhuftay dhulgariir xoogan,kadib laba todobaad oo halkaasi ay ku dhinteen in ka badan 460-ruux. Dhulgariirka maanta...

Iran oo sharci ka dhigtay kordhinta barnaamijkeeda nukliyeerka

Iran waxay mar kale kordhinaysaa xadiga nukliyeerka ee ay farsamaynayso. Waa tallaabo lagu sheegay tii ugu horaysay ee nooceeda ah ee dalkani uu qaado...

Faransiiska: Magaalooyin badow lagu soo rogay cabsi laga qabo Covid-19, wiil uu dhalay madaxwayne...

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Arbacadii amar ku bixiyey in bandow habeenkii ah lagu soo rogo Paris iyo siddeed magaalo oo kale oo Faransiiska...

Madaxii hore ee sirdoonka Itoobiya ayaa Lagu edeeyay Danbiyo Ka dhana Xuquuqda aadanaha

madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya Getachew Assefa , ayaa amar lagu bixiyay in la soo xidho isaga oo ku eedeysan in uu galay...

Iran oo gantaalo ku weerartay markab dagaal oo Maraykanku leeyahay

Iran waxay weeraro handadaad ah ku qaaday mid ka mid ah maraakiibta dagaalka Maraykanka oo marayay gacanka ay jaarka la tahay ee Hormuz. Markabka maraykanka...