SOMALILAND OO DEEQ WAXBARASHO OO TIRO BADAN KA HESHAY DALKA ITOOBIYA

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday deeq waxbarasho oo ay Somaliland Itoobiya ka heshay,deeqdan waxbarasho ayaa dhan 450 arday kuwaasoo 370 arday...

XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY AYAA SHEEGAY IN AY TAGEERI DOONAN CIIDAMADA WADANKA...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres  oo boqasho ku tagey  dalka jamhuuriyada dimuqaradiga ee congo ayaa ballan qaaday inuu taageero joogto ah uu...

HAY’ADDA AMNESTY OO SOO DHAWEYSAY XADHIGA WASIIR JANAN

  Hay’adda Amnesty International ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa soo dhaweysay xadhiga wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashid Janan. Amnesty waxay sheegtay in xadhiga Mr....

QARAX KA DHACAY DALKA AFGANISTAN AYEY KU DHINTEEN 16 QOF HALKA 100 QOFNA AY...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay  in ka badan 100 qofna waxaa soo gadhay dhawacyo kala duwan ka dib markii gadhi lagu rakibay qarax...

DEGMADA BUULO-BURDE AYUU DAGAAL KU DHEX MARAY ALSHABAAB IYO DAWLADDA SOOMAALIYA

Warar ka imanay degmada Buulo-burde oo katirsan gobolka Hiiraan, ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray ciidamada dawladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo...

MAXAY DAARANYIHIIN KULAMADA UU RAYSALWASAARE KHAYRE KA WADO DHUUSAMAREEB

Xasan Cali Kheyre, raysalwasaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay gaadhay magaalada Dhuusamareeb, ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Galmudug isagoo bilaabay kulamo...

MADAXWEYNE BIIXI OO JABUUTI U DUULAY SAAKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka ka dhoofay gegada diyyaradaha Cigaal ee magaalada Hargeisa.   Madaxweyne Biixi ayaa ku wajahan dhanka waddanka Jabuuti, halkaas oo la filayo...

DUUFAAN KU DHUFATAY BAHAMAS MARAYKANKANA KU SOCOTA

Duufaantii ugu darnayd abid ayaa ku dhufatay jasiiradda bahamas ee ku taala badda caribbean-ka ee amerika, iyadoo ay sababtay khasaare baaxad leh. Daadka ayaa ku...

LIX KA MID AH SHAQAALAHA DAB DAMISKA HARGEYSA OO SHAQADII LAGA CAYDHIYAY

6 ka mid ah shaqalaha Ciidanka Dab-demiska somaliland ayaa shaqadii laga joojiyay ka dib markii lagu soo eedeyay balwadaha Qaadka iyo sigaarka Magacyada xibnaha shaqada...

SIYAASI SHEEGAY IN DHIBAATOOYINKA AY SOMALIYA DAWLAD-NIMO LA HELI LA’DAHAY AY KA MID TAHAY...

Muqdisho:(SAABTV)- Madaxii Hore  ee Haay’adda Sirdoonka Somaliya,soona noqday Safiir,ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha ay Siyaasadda Somaliya la dagi la’yahay. Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Sanbalooshe oo...

DAADAD DALXIISAYAAL KU LAAYAY KENYA

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay halka hal qofna la la’yahay kadib markii daad uu kusoo rogmaday koox dalxiisayaal ah oo ku sugnaa...

MA IS LEEDAHAY XAYAWAANKA DIIGGA AYAA NAF BINI’AADAM DILI KARA?

Haweenay da’ ah,ayaa sababsatay Mid ka mid ah Xayawaanadda dad-la-nool ka ah,gaar ahaana mid ah ka mid ah Digaaga ay dhaqato. Dhacdadan,ayaa waxay ka dhacday...

1.9 MILYAN OO QOF, AYAA ISKA WAAYAY LIISKA DIIWAANGELINTA MUWAADDINIMO DALKA HINDIYA

Dawladda dalka Hindiya, ayaa dhawaan soo saartay liiska muwaadiniinteeda kunool gobolka kuyaal dhanka waqooyi bari ee dalkaas Hindiya, gobolkaas oo layidhaa Assam, ayay dawladdu...

SABABTA AY SOMALILAND U DIIDAY MASHAARIICDII LAGA HIRGALINAYAY BERBERA

  War ka soo baxay baxay Wasaaradda Qorsheynta Somaliland ayaa lagu sheegay in marnaba dowladda Somaaliya aanay wakiil uga noqon karin Somaliland kaalmada caalamiga ah...

XUKUUMADDA SOMALILAND AYAA SHEEGTAY IN MASHAARIICDA MUQDISHO LAGU SOO SAXEEXO AANAY KA FULLI KARIN...

  Hargaysa:(SAAB)- Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland,Cabdilaahi Abokor Cismaan oo goor dhawayd Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa,waxa uu si kulul uga jawaabay Mashruuc...

DEG DEG Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Warar nagasoo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Ex-Koontarool Muqdisho ee Wadada Afgooye. dad ka ag...

Safiirka Eritrea ee Japan oo Madaxwayne Farmaajo ka Dalbaday Dhalashadda Soomaaliya.

Safiirka Eritrea ee Japan ayaa shaaca ka qaaday inuu codsaday in dhalashadiisa Soomaaliya dib loogusoo celiyo Kadib kulan uu Madaxweyne Farmaajo kula yeeshay garoonka...

Jubaland Maxay Ka Tidhi Wasiirka Laga Xidhay?

Gudida amniga maamulka Jubaland ayaa maanta oo Axad ah kulan degdeg ah isugu yimi magaalada Kismaayo, iyagoo ka hadlay arinta xadhiga wasiirkii amniga ee...

Abiy Ahmed Oo Ka Degay Israa’Iil

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa maanta gaadhay Israa’iil, iyadoo si diiran loogusoo dhaweeyay. Waxa qaabilay dhigiisa Israa’iil, Netenyahu, oo shir jaraa’id oo ay ada qabteen...

Wax Ka Baro Tima-Jaraha Kugu Sawiraya Ciyaartoyga Dunida ugu Caansan

Marwan hadi oo ah timajare u dhashay dalka ciraaq, wuxuu dhalinyarada u qabtaa adeeg ka duwan kan rimajaraaysha lagu yaqaano. Wuu kuu xiirayaa isagoo...