ROBERT MUGABE OO GEERIYOODAY

Madaxweynihii hore ee dalka ku yaala koonfurta qaaradda afrika ee Zimbabwe ayaa geeriyooday, kadib muddo uu xanuun u jiifay. Mr. Mugabe oo ku caan ahaa...

Wiishkii Shirkadda DP WORLD Berbera Keentay oo Gubanaya,

Wararka Nagasoo gaadhaya Magaaladda Berbera ayaa sheegaya in uu Gubtay Mid Kamida Wiishashkii ay dhawaan Keentay Shirkadda Dp World oo Gacanta Ku Haysa Marsadda...

Hogaamiyihii ugu Awooda Badnaa Maafiyadda Dalka Talyaaniga Ayaa Diinta Islaamka qaatay.

ninkii ugu caansanaa uguna awoodda badnaa Maafiyadda Dalka Taylaanigga iyo guud ahaanba Yurubta bari,ayaa haatan isu-bedelay Daaci weyn oo Dadka ugu baaqa qaaddashadda Diinta...

BORIS JOHSON WALAALKII OO IS CASILAY

Ninka ay walaalaha yihiin raysalwasaaraha dalka Ingiriisk, Jo Johnson, ayaa sheegay in uu xafiiska ka tagayo kadib markii ay ku adkaatay in uu kala...

Kenya oo Qarka u Saaran inay ka Baxdo Kiiska Dacwadda Badda.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Dawladda Soomaaliya ay Heshay Xog ah in Kenya ay Qarka u Saran Tahay inay Ka laabato...

Deg Deg: Koonfur Africa oo Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed u Jartay Dalka Nigeria

Koonfur Africa ayaa Xidhay Hawlaheedii Diblomaasiyadeed ee Magaalooyinka Abuja iyo Lagos ee Dalka Nigeria waxaanay u yeedhay Safiikeedii u Joogay Waddankaasi. Arintan ayaa Ka Danbaysay...

KIIINIYAANKA INTERNETKA ISTICMAALA OONAY XOGTOODU ILAASHANAYN

Dadka Kiiniyaanka ah ayaan danaynin ilaalinta xogtooda gaarka ah marka ay isticmaalayaan internetka, sida lagu sheegay xog-ururino badan oo la sameeyay qaybna ka ahayd...

SEERAHA DIBLOMAASIYIINTA EE AFKAANISTAAN OO LA WEERARAY

Qarax xoog badan ayaa saaka laga maqlay magaalada Kabul ee caaasimadda waddanka Afkaanistaan.Qaraxa ayaa lala eegtay meel aan sidaa uga fogayn safaaradda Maraykankau uu...

Nigeria, oo Dib ugu Yeedhanaysa Safiirkeedii Koonfur Afrika.

Warar laga helayo wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Nigeria, ayaa sheegay inay dawladda dalkaasi ka baaraan degayso, inay lasoo noqoto safiirkeeda u fadhiya dalka...

Dagaal culus oo dhexmaray alShabab iyo ciidanka dawladda

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay duleedka degmada Afgooye ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib...

Shir Lagaga Hadlayo Caqabadaha Xadhkaha Laydhku Ku Hayaan Biyo Balaadhinta Hargaysa oo Maanta Furmay.

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomaaliland ayaa waxa Goor Dhaweyd ka Furmay Shir ay Gadhwadeen Ka Tahay Waakaladda Biyaha Somaliland. Shirkan oo ay goob Joog Ka...

Karashka Lagu Raaco Diyaaradaha u Kala goosha Kismaayo iyo Nairobi oo Kordhay.

Waxaa kordhay kharashka lagu raaco diyaaradaha iskaga kala goosha magaalooyinka Kismaayo iyo Niarobi, koradhka nooliga diyaaradaha, ayaa ka dambeeyay markii haayadda duulista Soomaaliya ay...

DAWLADAHA AFRIKA OO KOONFUR AFRIKA EEDAYMO U JEEDIYAY

Cadho xoogan ayaa ka dhalatay weerarada ay dablayda reer Koonfur Afrika ku hayaan ajaanibka ka shaqaysta gudaha waddanka. Dawlado badan oo Afrikaan ah kana midyihiin...

URURKA SOYDAVO, OO SOO BANDHIGAY MASHAARIIC AY SOMALILAND KA FULIYEEN

Ururka SOYDAVO, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay, munaasabad ballaadhan oo ay ku soo bandhigeen mashaariicda ay Somaliland ka fuliyeen iyo shahaado ay ku guulaysteen. Munaasabadda...

HADHWANAAG NEWS OO XAYIRAAD LA SAARAY

Maxakamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa goordhawayd shaacisay in xayiraad lagusoo rogay dagalka wararka laga akhristo ee HadhwanaagNews. Maxkamadda ayaa sheegtay in kadib markii ay qiimaysay dacwad...

DIYAARADAHA MARAYKANKA OO DUQAYMO KA GAYSTAY SOOMAALIYA

Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika loona yaqaano Africom ayaa sheegay in ay duqayn ka fuliyeen deegaanka Jilib ee dalka Soomaaliya, iyagoo adeegsanaya diyaaradaha aan...

WARAR SAAB TV SOO GAADHAY, AYAA SHEEGAYA INUU DIBU DHAC KU YIMI SHIRKA DIBU-HESHIISIINTA...

Shirkii dibu heshiisiinta ee maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud, ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta dib u dhac...

KENYA IYO SOOMAALIYA OO WARAR CUSUB KASOO SAARAY DACWADDA BADDA

Warbaahinta dalka Kenya ayaa ku waramaysa in dawladda Kenya ay maxkamadda cadaalada dunida ka dalbatay in dib loo dhigo dacwadda badda ee kala dhaxaysa...

BORIS JOHNSON OO LAGU DIIDAY QORSHIHIISII KOOBAAD

Baarlamanka Ingiriiska ayaa xalay diiday qorshaha rayslawasaare Boris Johnson. Mr. Johnson ayaa raba in dalkiisa uu heshiis la’aan ka saaro Midawga Yurub, balse wuxuu la...

GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI MUDANE CIRRO OO DALKA KUSOO LAABTAY BALSE AAN WARBAAHINTA LA HADAL.

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, mudane Cabdirraxaan Maxamed Cabdillaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, imaatinka guddoomiye Cirro, ayaa kusoo beegmaya, xilli...